Return to Video

Sidee buugaagta u furi karaan maskaxdaada

  • 0:00 - 0:03
    Waxa la ii taba-barey in aan
    noqdo tababare jimicsi
  • 0:03 - 0:07
    mudo labo sano ah gudaha Hunan, china 1970kii.
  • 0:07 - 0:10
    markaan fasalka koowaad ahaa, dowdala ayaa
  • 0:10 - 0:12
    waxey rabtey in ay igu wareejiso dugsi loogu talagalay ciyaaraha fudud,
  • 0:12 - 0:14
    oo dhamaan qarashaatka lagaa bixinaayo.
  • 0:14 - 0:17
    laakin hooyadeydii geesiyada aheeed ayaa dhahdey,"maya."
  • 0:17 - 0:19
    waalidiinteyda waxey rabeen in aan noqdo
  • 0:19 - 0:21
    injineer ayaga oo kala ah.
  • 0:21 - 0:23
    kadib markii laga soo badbaadey kacaanka dhaqameed,
  • 0:23 - 0:27
    waxey si adag u aaminsanaayeen in keliya ay jirto hal wado si loo helo farxad:
  • 0:27 - 0:30
    amaan iyo shaqo lacag fiican leh.
  • 0:30 - 0:33
    muhiim ma ahan hadii aan jeclahay shaqada ama hadaan jecleenba
  • 0:33 - 0:38
    laakiin aniga riyadeyda waxey aheed in aan noqdo heesaay chineese ah.
  • 0:38 - 0:42
    taasi waa aniga oo ciyaaraya piano khiyaali ah.
  • 0:42 - 0:44
    heesayad fanka waa in ay tababar bilowdaa aydoo yer
  • 0:44 - 0:45
    si ay u barato jimnaastik,
  • 0:45 - 0:48
    sidaa darteed waxaan isku dayay waxkasta si aan u aado dugsiga fanka.
  • 0:48 - 0:51
    Waxaan xitaa u qoray in maamulaha dugsiga
  • 0:51 - 0:53
    iyo kuwa martida u ah barnaamijyada raadiyaha.
  • 0:53 - 0:57
    laakiin dadka waaweyn ma ka helin fikrada.
  • 0:57 - 1:00
    dadka waaweyn ma aaminsaneen in ay dhab iga tahay.
  • 1:00 - 1:03
    Saaxiibaday oo keliya ayaa igu taageeray, laakiin iyagu waxay ahaayeen carruur,
  • 1:03 - 1:06
    sida aniga camal awood la'aan aan u ahay.
  • 1:06 - 1:12
    markaan soo gaarey da'da 15jir. waxaan ogaadey in aan weynaadey oo la i tababari karo.
  • 1:12 - 1:15
    riyadeydu marna ma rumoowi doonto.
  • 1:15 - 1:18
    waxaan ka baqaayey in inta ka dhiman nolosheyda
  • 1:18 - 1:20
    in farxad labaad un
  • 1:20 - 1:22
    ay noqon doonto waxa ugu fiican aan rajeynaayo.
  • 1:22 - 1:25
    laakiin taasi cadaalad ma ahin.
  • 1:25 - 1:29
    sidaas darteed waxaan goostey in aan raadiyo wado kele.
  • 1:29 - 1:31
    ma jiro qof ii dhow oo wax i baraayo? hagaag,
  • 1:31 - 1:34
    waxaan u jeestey buugaagta.
  • 1:34 - 1:37
    waxaan raali ka ahaa baahida aan u qabo talooyinka waalidka
  • 1:37 - 1:42
    laga bilaabo buugaan oo qoys qorayaal iyo muusikisyahano ah.["Correspondence in the Family of Fou Lei"]
  • 1:42 - 1:45
    waxaan heley in ay ku dayasho mudan tahay haweeneyda madax banaan
  • 1:45 - 1:49
    marka caadooyinka jahwareersan ay u baahan yihiin dulqaad.["jane eyre"]
  • 1:49 - 1:53
    iyo sida qof firfircoon loo noqdo waxaan kasoo bartey buugan.["Cheaper by the Dozen"]
  • 1:53 - 1:57
    waxaan jecleestey in aan dibada wax kusoo bartey markaan intaan akhriyey.
  • 1:57 - 1:59
    "Complete Works of Sanmao" (aka Echo Chan)] ["Lessons From History" by Nan Huaijin]
    (buugaag magac'yadooda)
  • 1:59 - 2:02
    waxaan imaadey America. 1995kii,
  • 2:02 - 2:05
    marka buugagate akhris ku bilaabaa marka hore?
  • 2:05 - 2:08
    buugaagta china laga maamnuucay, dabcan.
  • 2:08 - 2:12
    buuga "the good earth" oo ku saabsan nolosha beeraleyda china.
  • 2:12 - 2:16
    Taasi waa uun maku haboona dacaayad. ma fahantey.
  • 2:16 - 2:20
    Kitaabka Qudduuska waa mid xiisa leh, laakiin wa cajiib.
  • 2:20 - 2:22
    (Qosol)
  • 2:22 - 2:26
    Taasi waa mawduuc maalin oo kala duwan.
  • 2:26 - 2:29
    Laakiin amarkii shanaad waxa uu i siiyey garsho:
  • 2:29 - 2:32
    "waa in aad hooyadaa iyo aabahaa aad ixtiraamtaa."
  • 2:32 - 2:35
    "ixtiraam," aan dhahay. "taasi aad ayey u kala duwan tahy,
  • 2:35 - 2:37
    iyo kasii fiican,in aad adeecdid."
  • 2:37 - 2:39
    marka waxey noqoneysaa wadadii aan uga bixi lahaa
  • 2:39 - 2:41
    dabintaan hadgudubka ah oo jahwareerka leh
  • 2:41 - 2:46
    iyo in aan dib u bilaabo xariirkeyga aan la leeyahay waalidiinteyda.
  • 2:46 - 2:49
    la kulmidda dhaqan cusub ayan sidoo kele waxaan bilaabey caadadeyda
  • 2:49 - 2:51
    is barbadhiga akhriska.
  • 2:51 - 2:52
    Waxay bixisaa aragtiyo badan.
  • 2:52 - 2:57
    tusaale ahaan, waxaan markii hore aan meel ka heley khariidhadaan
  • 2:57 - 3:02
    waayo tani waa waxa ay ardeyda chineeseka kusoo koraan.
  • 3:02 - 3:04
    waligeed iguma soo dhicin,
  • 3:04 - 3:07
    china ma ahan in ay noqoto xarunta aduunka.
  • 3:07 - 3:11
    dhab ahaantii khariidada waxey xambarsan tahay arigtida qof.
  • 3:11 - 3:13
    isbarbardhiga akhriska ah ma ahan wax cusub.
  • 3:13 - 3:17
    Waa dhaqanka caadiga ah ee tacliinta dunida.
  • 3:17 - 3:18
    Waxaa jira xitaa goobo cilmi-baarista
  • 3:18 - 3:22
    sida isbarbardhiga diimaha iyo isbarbardhiga suugaanta
  • 3:22 - 3:24
    isbarbardhiga waxey culimada siisaa
  • 3:24 - 3:27
    faham dheeraad ah oo dhamaystiran oo ku saabsan mawduuc.
  • 3:27 - 3:29
    marka waan fakirey,fiican,hadii isbarbardhiga akhriska
  • 3:29 - 3:33
    u shaqeeya cilmi-baarista, maxey ugu shaqeeyn la'adahay nolol maalmeedka caadiga ah?
  • 3:33 - 3:36
    markaan waxaan bilaabey in aan buugaagta u akhriyo labo_labo.
  • 3:36 - 3:38
    waxey ku saansan karaan dad----
  • 3:38 - 3:38
    ["Benjamin Franklin" oo qoreyWalter Isaacson]["John Adams" oo qorey David McCullough] --
    (magac buugaag)
  • 3:38 - 3:41
    oo ku lug leh dhacdooyin usku mid ah,
  • 3:41 - 3:44
    ama asxaab aragti wadaaga,
  • 3:44 - 3:45
    ["Personal History" oo qorey Katharine Graham]["The Snowball: Warren Buffett and the Business of Life," oo qorey Alice Schroeder]
  • 3:45 - 3:49
    waxaan kaloo isbarbar dhig ku sameeyey isla sheekooyinka oo kala duwan
    (qosol)
  • 3:49 - 3:51
    [Holy Bible: King James Version]["Lamb" oo qorey Chrisopher Moore] --
  • 3:51 - 3:55
    ama sheekooyin isla mid ah oo kasoo kala jeeda dhaqamo kala duwan,
  • 3:55 - 3:58
    sida Joseph Campbell ku yeley bugiisa cajiibka ah["The Power of Myth" oo qorey Joseph Campbell]
  • 3:58 - 4:01
    Tusaale ahaan, Masiix iyo Buddha labadooda
  • 4:01 - 4:03
    waxey mareen sadax halbeeg.
  • 4:03 - 4:05
    masxiixa, halbeegyada
  • 4:05 - 4:09
    wa dhaqaalaha,siyaasada iyo ruuxiga.
  • 4:09 - 4:13
    buddha, kulligood wa wada cilmi nafsi:
  • 4:13 - 4:21
    damac, cabsi iyo waajibaadka bulshada - xiiso leh.
  • 4:21 - 4:24
    marka hadii aad taqaano luuqad ajnabi ah, waxa kaloo xiiso leh
  • 4:24 - 4:26
    in aad buugaagta aad jeceshahay labo luuqadood.
  • 4:26 - 4:27
    ["The Way of Chuang Tzu" Thomas Merton]["Tao: The Watercourse Way" Alan Watts]
    (buugaag)
  • 4:27 - 4:31
    intaan tarjumaad ku lumi lahaa,waxaan ogaadey in ay jiraan wax badan oo faa'ido ah
  • 4:31 - 4:35
    tusaale ahaan, waxaan tarjumaada ka ogaadey in--
  • 4:35 - 4:41
    "farxada" chineese'ku u yaqaaniin "farxad dhaqsi ah,"huh!
  • 4:41 - 4:46
    "aroosad" ee Chinese macno ahaan waxaa loola jeedaa "hooyada cusub."uh-oh.
  • 4:46 - 4:49
    (qosol)
  • 4:49 - 4:55
    buugaagtu waxey i siiyeen wado sixran si aan ugula xariiro dadka
  • 4:55 - 4:57
    ee la soo dhaafey ama kuwa la joogaba.
  • 4:57 - 5:02
    Waan ogahay in aan marnaba mar dareemi doonaan cidlo ama awood darro.
  • 5:02 - 5:04
    in aad qabto riyo burburtey dhab ahaantii wa wax aan jirin
  • 5:04 - 5:07
    marka la barbar dhigo waxa dadka kele ka cowdaan.
  • 5:07 - 5:10
    waan in aan rumeystaa in xaqiijinta
  • 5:10 - 5:13
    in aysan aheen u jeedada keliya ee riyada
  • 5:13 - 5:17
    ujeeadada ugu weyn waa in aan anagu isku xariirinaa
  • 5:17 - 5:19
    meesha riyada ay ka tiaado,
  • 5:19 - 5:22
    halka dareenka xooga leh uu ka yimaado,halka farxadu ay ka timaado.
  • 5:22 - 5:26
    xitaa riyo daal leh waad sameyn kartaa marka loo fiiriyo adiga.
  • 5:26 - 5:29
    marka buugaagtaas daraadood, oo aan maanta halkaan u joogo,
  • 5:29 - 5:32
    faraxsan,mar labaadna la nool hadaf iyo cadeymo.
  • 5:32 - 5:34
    wakhtiga intiisa badan.
  • 5:34 - 5:38
    marka buugaagta had iyo jeer ha idin la jiraan.
  • 5:38 - 5:39
    waad mahadsantihiin.
  • 5:39 - 5:41
    (sacbis)
  • 5:41 - 5:44
    waad mahadsantihiin.(sacbis)
  • 5:44 - 5:50
    waad mahadsantihiin.(sacbis)
Title:
Sidee buugaagta u furi karaan maskaxdaada
Speaker:
Lisa Bu
Description:

Maxaa dhacaya marka riyo aad soo qaadey laga soo bilaabo caruurnimadaada ... aanan marna run noqon? Sida Lisa Bu ay ula qabsatey nolosha cusub ee Mareykanka, iyada oo u jeestay buugaagta si ay u ballaariso maskaxdeeda iyo in ay nafteeda u abuurto wado cusub . waxey la qeybsaneysaa hab gaar ah oo ah oo wax loo akhriyo. hadalkaan qurxoon,iyo hadal shakhsiyadeed oo ku saabsan sixirka buugaagta.

more » « less
Video Language:
English
Team:
closed TED
Project:
TEDTalks
Duration:
06:16
Jenny Zurawell edited Somali subtitles for How books can open your mind
Ahmed Kadiye approved Somali subtitles for How books can open your mind
Jamal Omar Osman edited Somali subtitles for How books can open your mind
Jamal Omar Osman accepted Somali subtitles for How books can open your mind
Jamal Omar Osman edited Somali subtitles for How books can open your mind
Mohamed Aanoy edited Somali subtitles for How books can open your mind
Mohamed Aanoy edited Somali subtitles for How books can open your mind
Mohamed Aanoy edited Somali subtitles for How books can open your mind

Somali subtitles

Revisions Compare revisions