Return to Video

8 Sirood ee Guusha

  • 0:00 - 0:03
    Runtii waa bandhig labo saacadood ah oo aan siiyo ardeyda dugsiga sare ah,
  • 0:03 - 0:04
    Oo aan ku soo gaabiyey sadax daqiiqo
  • 0:04 - 0:07
    Waxkasta waxey bilaabmeen maalin Anigoo diyaarad saaran, oo u socda TED,
  • 0:07 - 0:08
    Todobo sano ka hor.
  • 0:08 - 0:09
    Iyo fadhiga dhinecay ah
  • 0:09 - 0:13
    Waxa ahaa ardeyga dugsiga sare ah , dhalanyaro ah,
  • 0:13 - 0:15
    Waxeyna ka soo jeeda reer aad faqiir u ah.
  • 0:15 - 0:18
    Waxeyna rabtey in ay nolosheeda wax u sameyso,
  • 0:18 - 0:19
    Waxeyna i weydisey su'aal fudud.
  • 0:19 - 0:21
    Waxey tiri, "maxaa guul lagu gaaraa"?
  • 0:21 - 0:23
    Dhab ahaantii murugo ayaan dareemey.
  • 0:23 - 0:25
    Sababtoo ah ma aanan awoodin in aan siiyo jawaab fiican.
  • 0:25 - 0:28
    Marka diyaarada ayaan kasoo dagey, TED ayaan imaadey.
  • 0:28 - 0:31
    Waxaan ku fikirey, Hoogayey, waxaan ku dhax jira qol oo dad guuleystey ku jiraan!
  • 0:31 - 0:34
    Marka maan waydiiyo maxaa guul idin gaarsiyey
  • 0:34 - 0:36
    0on aan u gudbiyo ilmaha yer yer?
  • 0:36 - 0:40
    Sidaas awgeed halkaan ayaan wada joognaa, todobo sano, 500 oo wareysi ka bacdi,
  • 0:40 - 0:43
    Waxaan idin sheegaya waxa dhab ahaanti guul lagu gaaro
  • 0:43 - 0:45
    oo ka dhiga kuwa TED'ka sax.
  • 0:45 - 0:47
    Midka uga horeeyana waa Dareen.
  • 0:47 - 0:50
    Free man Thomas wuxuu yiri, "Aniga waxa i kaxeeya waa dareenkeyga."
  • 0:50 - 0:53
    ReernTED waxey u sameeyaan jecel; ma u sameeyaan lacag awgeed
  • 0:53 - 0:56
    Carol Coletta ayaa yiri, "Waxaan ku bixin lahaa qof in uu sameeyo wixii aan sameyn lahaa."
  • 0:56 - 0:58
    waxa xiisaha leh ayaa ah:
  • 0:58 - 1:00
    Hadaad jecel aad u sameyso, lacag ayada aa iska imaaneyso.
  • 1:00 - 1:04
    dadaal! Rupert Murdoch ayaa igu yiri , "waxa dhan waa dadaal.
  • 1:04 - 1:06
    Wax si fudud ku imaaneya ma jiraan, laakiin waxaan leeyahay waqti fiican."
  • 1:06 - 1:10
    Ma kaftan buu yiri? Rupert? haa!
  • 1:10 - 1:14
    dadka TED waxey leeyihiin waqti fiican ayago oo aad u dadaalaayo
  • 1:14 - 1:17
    waxaan ogaadey in aysan jirin damuur. waxa ay ayaga yihiin kuwo shaqo baabaceyn ah.
  • 1:18 - 1:24
    Good! Alex Garden ayaa yiri, "si aad u guuleysitid waa in aad hal wax ku dadaashid
  • 1:24 - 1:25
    sida aad ugu fiicnaatid."
  • 1:25 - 1:28
    Wax sixir ah ma jiraan ; waa dadaal, dadaa, dadaal.
  • 1:28 - 1:31
    Iyo in aad diirada saartid. Norman Jewison ayaa igu yiri,
  • 1:31 - 1:34
    " Waxaan u maleynaa waxa dhan in ay yihiin in aad nafsadaada diirada ay saarto hal shey."
  • 1:34 - 1:38
    IIyo riixid! David Gallo ayaa yiri, "naftaada riix.
  • 1:38 - 1:40
    Jismi ahaan, masqax ahaan, waad in aad riixdaa, riix, riix."
  • 1:40 - 1:43
    Waaa in aad riixdaa marka la joogo Xishood iyo is-Shaki.
  • 1:43 - 1:46
    Goldie Hawn ayaa tiri," aniga mar walba waxaan lahaa iska-shaki badan.
  • 1:46 - 1:48
    Aniga saas uma fiicneyn; aniga saas uma caqli badneen.
  • 1:48 - 1:50
    Mana ku fakiri jirin in aan sameyn karo."
  • 1:50 - 1:52
    Hada la joogo marwalba ma fududa in aad nafsadaada aad riixdid,
  • 1:52 - 1:57
    Waayo taasina waa sababta ay hooyada u soo ikhtiraaceen.(Qosol)
  • 1:57 - 2:00
    Frank Gehry -- Frank Gehry ayaa igu yiri,
  • 2:00 - 2:01
    "hooyadey ayaa i riixi jirtey."
  • 2:02 - 2:07
    adeeg! Sherwin Nuland ayaa yiri, "Waxa ay ahayd maamuus inay aad u adeegto sida dhakhtar. "
  • 2:07 - 2:10
    Hada ayaa ilmo badan ayaa ii sheega in ay rabaan in ay noqdaan milyaneerka.
  • 2:10 - 2:11
    waxa ugu horeeya aan ku dhaho waxaa :
  • 2:11 - 2:13
    "Hagaag, si fiican naftaada uma adeegi karto;
  • 2:13 - 2:15
    waan in aad dadka kele aad ugu adeegtaa sheey muhiim ah.
  • 2:15 - 2:18
    Sababta taasi waa wadada dadka dhab ahaantii ay ku taajiraan."
  • 2:19 - 2:23
    Fikradadha! Bill gates ayaa yiri,," waxaan hayaa fikrad:
  • 2:23 - 2:26
    asagoo aasaasaya shirkadii ugu horeysey ee soo saartey softwereka kombuyuutarada yer yer."
  • 2:26 - 2:28
    Waxaa dhihi karaa waxey aheed fikrad aad u wanaagsan.
  • 2:28 - 2:31
    Mana jiraan wax sixir ah si aad wax u soo saartid adigoo la imaanayo fikrad---
  • 2:31 - 2:33
    Waa keliya adigoo sameynayo waxyaabo aad u yer.
  • 2:33 - 2:35
    Waxaana siisaa caddeymo badan.
  • 2:35 - 2:37
    Ku adkeysasho! Joe Kraus ayaa yiri,
  • 2:37 - 2:40
    "Adkeysiga ayaa ah sababta ugu horeeya ee aan ku gaarno guul."
  • 2:40 - 2:44
    Waa in aad ku adkeysataa guuldarada, waa in aad ku adkeysataa waqtiga dhibka!
  • 2:44 - 2:47
    Taas oo dhab ahaantii ula micno ah ""Naqdiga, Diidmada, maasuq ah iyo Cadaadiska."
  • 2:47 - 2:49
    (Qosol)
  • 2:50 - 2:54
    marka waxa weyn-- suaashaan jawaabteeda waa fudeed:
  • 2:54 - 2:57
    ama bixi 4,000 oo doolar waxaadna imaadaa TED
  • 2:57 - 3:00
    hadii taas aad ku guul dareysitidna, fuli sideedaan sheey-- i aamin
  • 3:00 - 3:04
    ku wani waa sideeda shey ee ugu weyn taas oo ku gaarsiineyso guul
  • 3:04 - 3:06
    waad mahadsantihiin reer TED wareysigiina oo dhan!
Title:
8 Sirood ee Guusha
Speaker:
Richard St. John
Description:

Maxey dadku u guuleystaan? ma sababtoo ah waxa ay yihiin dad caqli leh? ama waxa ay yihiin dad nasiib leh? midkoodna ma aha. Falanqeeye Richard St John ayaa ku soo koobey sanooyin badan oo uu wareysiyo sameynaayey 3-daqiiqo jeedintan sawiro leh aan la hilmaami karin oo ku saabsan siraha qarsoon ee guusha..

more » « less
Video Language:
English
Team:
closed TED
Project:
TEDTalks
Duration:
03:13
Ibrahim Warsame commented on Somali subtitles for 8 secrets of success
Ahmed Kadiye approved Somali subtitles for 8 secrets of success
Mohamed Aanoy commented on Somali subtitles for 8 secrets of success
Ibrahim Warsame accepted Somali subtitles for 8 secrets of success
Ibrahim Warsame commented on Somali subtitles for 8 secrets of success
Ibrahim Warsame edited Somali subtitles for 8 secrets of success
Ibrahim Warsame edited Somali subtitles for 8 secrets of success
Mohamed Aanoy edited Somali subtitles for 8 secrets of success
Show all
  • some minor spelling mistakes.fixed.
    Long translations, fixed and shortened.

  • Thank you bro. for reviewing, to get in mistakes is what we need. becz he who don't mistaken can't fully success. by the way thank you again and again................#ibrahim warsame

  • you're welcome brother

Somali subtitles

Revisions