1 00:00:00,000 --> 00:00:03,000 Runtii waa bandhig labo saacadood ah oo aan siiyo ardeyda dugsiga sare ah, 2 00:00:03,000 --> 00:00:04,000 Oo aan ku soo gaabiyey sadax daqiiqo 3 00:00:04,000 --> 00:00:07,000 Waxkasta waxey bilaabmeen maalin Anigoo diyaarad saaran, oo u socda TED, 4 00:00:07,000 --> 00:00:08,000 Todobo sano ka hor. 5 00:00:08,000 --> 00:00:09,000 Iyo fadhiga dhinecay ah 6 00:00:09,000 --> 00:00:13,000 Waxa ahaa ardeyga dugsiga sare ah , dhalanyaro ah, 7 00:00:13,000 --> 00:00:15,000 Waxeyna ka soo jeeda reer aad faqiir u ah. 8 00:00:15,000 --> 00:00:18,000 Waxeyna rabtey in ay nolosheeda wax u sameyso, 9 00:00:18,000 --> 00:00:19,000 Waxeyna i weydisey su'aal fudud. 10 00:00:19,000 --> 00:00:21,000 Waxey tiri, "maxaa guul lagu gaaraa"? 11 00:00:21,000 --> 00:00:23,000 Dhab ahaantii murugo ayaan dareemey. 12 00:00:23,000 --> 00:00:25,000 Sababtoo ah ma aanan awoodin in aan siiyo jawaab fiican. 13 00:00:25,000 --> 00:00:28,000 Marka diyaarada ayaan kasoo dagey, TED ayaan imaadey. 14 00:00:28,000 --> 00:00:31,000 Waxaan ku fikirey, Hoogayey, waxaan ku dhax jira qol oo dad guuleystey ku jiraan! 15 00:00:31,000 --> 00:00:34,000 Marka maan waydiiyo maxaa guul idin gaarsiyey 16 00:00:34,000 --> 00:00:36,000 0on aan u gudbiyo ilmaha yer yer? 17 00:00:36,000 --> 00:00:40,000 Sidaas awgeed halkaan ayaan wada joognaa, todobo sano, 500 oo wareysi ka bacdi, 18 00:00:40,000 --> 00:00:43,000 Waxaan idin sheegaya waxa dhab ahaanti guul lagu gaaro 19 00:00:43,000 --> 00:00:45,000 oo ka dhiga kuwa TED'ka sax. 20 00:00:45,000 --> 00:00:47,000 Midka uga horeeyana waa Dareen. 21 00:00:47,000 --> 00:00:50,000 Free man Thomas wuxuu yiri, "Aniga waxa i kaxeeya waa dareenkeyga." 22 00:00:50,000 --> 00:00:53,000 ReernTED waxey u sameeyaan jecel; ma u sameeyaan lacag awgeed 23 00:00:53,000 --> 00:00:56,000 Carol Coletta ayaa yiri, "Waxaan ku bixin lahaa qof in uu sameeyo wixii aan sameyn lahaa." 24 00:00:56,000 --> 00:00:58,000 waxa xiisaha leh ayaa ah: 25 00:00:58,000 --> 00:01:00,000 Hadaad jecel aad u sameyso, lacag ayada aa iska imaaneyso. 26 00:01:00,000 --> 00:01:04,000 dadaal! Rupert Murdoch ayaa igu yiri , "waxa dhan waa dadaal. 27 00:01:04,000 --> 00:01:06,000 Wax si fudud ku imaaneya ma jiraan, laakiin waxaan leeyahay waqti fiican." 28 00:01:06,000 --> 00:01:10,000 Ma kaftan buu yiri? Rupert? haa! 29 00:01:10,000 --> 00:01:14,000 dadka TED waxey leeyihiin waqti fiican ayago oo aad u dadaalaayo 30 00:01:14,000 --> 00:01:17,000 waxaan ogaadey in aysan jirin damuur. waxa ay ayaga yihiin kuwo shaqo baabaceyn ah. 31 00:01:18,000 --> 00:01:24,000 Good! Alex Garden ayaa yiri, "si aad u guuleysitid waa in aad hal wax ku dadaashid 32 00:01:24,000 --> 00:01:25,000 sida aad ugu fiicnaatid." 33 00:01:25,000 --> 00:01:28,000 Wax sixir ah ma jiraan ; waa dadaal, dadaa, dadaal. 34 00:01:28,000 --> 00:01:31,000 Iyo in aad diirada saartid. Norman Jewison ayaa igu yiri, 35 00:01:31,000 --> 00:01:34,000 " Waxaan u maleynaa waxa dhan in ay yihiin in aad nafsadaada diirada ay saarto hal shey." 36 00:01:34,000 --> 00:01:38,000 IIyo riixid! David Gallo ayaa yiri, "naftaada riix. 37 00:01:38,000 --> 00:01:40,000 Jismi ahaan, masqax ahaan, waad in aad riixdaa, riix, riix." 38 00:01:40,000 --> 00:01:43,000 Waaa in aad riixdaa marka la joogo Xishood iyo is-Shaki. 39 00:01:43,000 --> 00:01:46,000 Goldie Hawn ayaa tiri," aniga mar walba waxaan lahaa iska-shaki badan. 40 00:01:46,000 --> 00:01:48,000 Aniga saas uma fiicneyn; aniga saas uma caqli badneen. 41 00:01:48,000 --> 00:01:50,000 Mana ku fakiri jirin in aan sameyn karo." 42 00:01:50,000 --> 00:01:52,000 Hada la joogo marwalba ma fududa in aad nafsadaada aad riixdid, 43 00:01:52,000 --> 00:01:57,000 Waayo taasina waa sababta ay hooyada u soo ikhtiraaceen.(Qosol) 44 00:01:57,000 --> 00:02:00,000 Frank Gehry -- Frank Gehry ayaa igu yiri, 45 00:02:00,000 --> 00:02:01,000 "hooyadey ayaa i riixi jirtey." 46 00:02:02,000 --> 00:02:07,000 adeeg! Sherwin Nuland ayaa yiri, "Waxa ay ahayd maamuus inay aad u adeegto sida dhakhtar. " 47 00:02:07,000 --> 00:02:10,000 Hada ayaa ilmo badan ayaa ii sheega in ay rabaan in ay noqdaan milyaneerka. 48 00:02:10,000 --> 00:02:11,000 waxa ugu horeeya aan ku dhaho waxaa : 49 00:02:11,000 --> 00:02:13,000 "Hagaag, si fiican naftaada uma adeegi karto; 50 00:02:13,000 --> 00:02:15,000 waan in aad dadka kele aad ugu adeegtaa sheey muhiim ah. 51 00:02:15,000 --> 00:02:18,000 Sababta taasi waa wadada dadka dhab ahaantii ay ku taajiraan." 52 00:02:19,000 --> 00:02:23,000 Fikradadha! Bill gates ayaa yiri,," waxaan hayaa fikrad: 53 00:02:23,000 --> 00:02:26,000 asagoo aasaasaya shirkadii ugu horeysey ee soo saartey softwereka kombuyuutarada yer yer." 54 00:02:26,000 --> 00:02:28,000 Waxaa dhihi karaa waxey aheed fikrad aad u wanaagsan. 55 00:02:28,000 --> 00:02:31,000 Mana jiraan wax sixir ah si aad wax u soo saartid adigoo la imaanayo fikrad--- 56 00:02:31,000 --> 00:02:33,000 Waa keliya adigoo sameynayo waxyaabo aad u yer. 57 00:02:33,000 --> 00:02:35,000 Waxaana siisaa caddeymo badan. 58 00:02:35,000 --> 00:02:37,000 Ku adkeysasho! Joe Kraus ayaa yiri, 59 00:02:37,000 --> 00:02:40,000 "Adkeysiga ayaa ah sababta ugu horeeya ee aan ku gaarno guul." 60 00:02:40,000 --> 00:02:44,000 Waa in aad ku adkeysataa guuldarada, waa in aad ku adkeysataa waqtiga dhibka! 61 00:02:44,000 --> 00:02:47,000 Taas oo dhab ahaantii ula micno ah ""Naqdiga, Diidmada, maasuq ah iyo Cadaadiska." 62 00:02:47,000 --> 00:02:49,000 (Qosol) 63 00:02:50,000 --> 00:02:54,000 marka waxa weyn-- suaashaan jawaabteeda waa fudeed: 64 00:02:54,000 --> 00:02:57,000 ama bixi 4,000 oo doolar waxaadna imaadaa TED 65 00:02:57,000 --> 00:03:00,000 hadii taas aad ku guul dareysitidna, fuli sideedaan sheey-- i aamin 66 00:03:00,000 --> 00:03:04,000 ku wani waa sideeda shey ee ugu weyn taas oo ku gaarsiineyso guul 67 00:03:04,000 --> 00:03:06,000 waad mahadsantihiin reer TED wareysigiina oo dhan!