Return to Video

Ka Gudbida Xaduudahaaga gudaha - Anwar Dafa-Alla at TEDxBerlin

  • 0:04 - 0:07
    [Ka Gudubka Xaduudaha]
  • 0:07 - 0:09
    Aad ayaad u mahadsantihiin.
  • 0:09 - 0:11
    Waan idin jeclahay dhamaantiin.
  • 0:11 - 0:13
    Mahadsanidiin.
  • 0:13 - 0:19
    (Sacbis)
  • 0:19 - 0:23
    Marka, waxaan ka socdaa sudan.
  • 0:23 - 0:26
    Waxaad gadaashey aad ka arkeysaan.
  • 0:26 - 0:31
    Wa sawiro tusaale ah oo aad heleysid markasta oo aad baartid Google.
  • 0:31 - 0:36
    "Sudan" geli waxad heleysaa sawiradaan.
  • 0:37 - 0:42
    Tani waa sudan sida loogu arko warbaahinta.
  • 0:42 - 0:45
    Tanna waa sudan mida aan hormarinaayo.
  • 0:45 - 0:49
    Bulshooyinka fikriga ka wada shaqeeya.
  • 0:49 - 0:52
    Dad,hadey meel ku kulmaan,
  • 0:52 - 0:59
    Waxey badeli karaan xaalada laga bilaabo marxalad A ilaa marxalad B.
  • 0:59 - 1:02
    Sudan, waxaa na horyaal dhoor xaduud.
  • 1:02 - 1:06
    Taas oo aan rabno in aan ka gudubno sida uga dhaqsiyaha badan.
  • 1:06 - 1:12
    Si aan u gaarno meesha mustaqbalka inoo wado.
  • 1:12 - 1:15
    Waxaa leenahay xaduudo dhanka waxbarashada.
  • 1:15 - 1:19
    Waxaa zaa'id u badan dadka aan wax qorin.
  • 1:19 - 1:24
    Waxaa dhibaato naga heysataa helitaanka macluumaad.
  • 1:24 - 1:27
    Waxaan dhib ku qabnaa luuqooyinka.
  • 1:27 - 1:32
    Waxaan leenahay in kabadan 70'tan luuqadood.
  • 1:32 - 1:33
    Saas ayaan ula jeedaa.
  • 1:33 - 1:39
    70 luqadood, lahjadooyinka intaan la gaarin.
  • 1:40 - 1:44
    Arabiga ayaa ah midka matala.
  • 1:44 - 1:48
    Iyo luuqada rasmiga ah ee wadanka.
  • 1:48 - 1:51
    Marka dadka waxey ku wada xariiraan Arabiga,
  • 1:51 - 1:59
    Xitaa koonfurta sudan,wadanka cusub ee la sameeyey..
  • 1:59 - 2:03
    Waxaa jiro nooc arabik ah oo la dhaho Arabiga Guba.
  • 2:03 - 2:10
    Oo qabaa'ilada koonfurta ay ku wada xariiraan ayagoo isticmaalaya luuqadaan.
  • 2:10 - 2:13
    Arabiga juba.
  • 2:13 - 2:17
    Hagaag, anigaba waxaan ahay macalim,
  • 2:17 - 2:20
    Waxaan jeclahay waxbarashada,
  • 2:20 - 2:23
    Waana ogahay muhiimda ay u leedahay
  • 2:23 - 2:26
    Hormarka dowlad kasta.
  • 2:26 - 2:29
    Iyo sida ay muhiim u tahay in waxbarasho lagu dhax helo.
  • 2:29 - 2:34
    Dhaxbartanka horumarka.
  • 2:34 - 2:37
    2009kii, waxaan joogey koonfurta korea,
  • 2:37 - 2:41
    Haa waa sax, tani waa Korean,
    Chungbuk Daehakgyo.
  • 2:41 - 2:45
    Waxaan ph.D. ku diyaarinaayey culuumta kumbuyuutarka.
  • 2:45 - 2:50
    Waxaan nooca maa laheen dhaqan wadaag
  • 2:50 - 2:54
    Waxkasto oo gacanteena kusoo dhaca.
  • 2:54 - 2:57
    Waxaan video u tuuraa mid saaxibkey ah
  • 2:57 - 3:00
    Asaguna waxa uu ii soo diraa link (xariiriye internet) iyo sidoo kele.
  • 3:00 - 3:02
    Maalin maalmaha ka mid ah....
  • 3:02 - 3:05
    Anagoo diirada saareyney "soo saarida macluumaad"
  • 3:05 - 3:07
    Iyo cilmi-baarista kooxeed,
    iyo wixii la mid ah.
  • 3:07 - 3:10
    Maalin ayaa Ibrahim musa,
  • 3:10 - 3:13
    Kaas oo masteerkiisa ku qaadanaayey hada ka hor koonfurta korea,
  • 3:13 - 3:19
    Waxa uu ii soo direy link (xariiriye internet) oo hadalkaan ah.
  • 3:19 - 3:22
    Waxa uu ahaa youtube waqtigaasi.
  • 3:22 - 3:27
    "Sidee u khiyaani kartaa tirakoobka"
  • 3:27 - 3:30
    Aad ayey ii xiisi gelisy aniga.
  • 3:30 - 3:33
    Waaan ahay cilmi baare.
  • 3:33 - 3:36
    waxaana sameeya bandhigyo badan
  • 3:36 - 3:40
    Waad taqaaniin bandhigyada tacliinta sida ay u shaqeeyaan,
  • 3:40 - 3:42
    Waa caajis
  • 3:42 - 3:43
    sax? waa caajis.
  • 3:43 - 3:45
    (qosol)
  • 3:45 - 3:49
    laakin hadda, waxa hayaa inyer oo macluumo ah oo ku saabsan tirakoobka
  • 3:49 - 3:53
    waxaana jiro qeyb yer oo sheeko ah.
  • 3:53 - 3:56
    Aad ayaan u xiiseyneyey!
  • 3:56 - 4:00
    Dareemihii waxbaarista ayaa halmar kor u kacdey---
  • 4:00 - 4:02
    (codka qaraxa)
  • 4:02 - 4:06
    Waxaan rabaa in aan ogaado meesha video'gaan ka imaadey.
  • 4:06 - 4:11
    Marka, waxaan aadey TED.com, websiteka.
  • 4:11 - 4:15
    Mid ka mid ah linkiyaasha (xariiriyaasha) ayaa dhahayaa
  • 4:15 - 4:19
    Waxaa jiro mashruuc tarjumaad oo furan.
  • 4:19 - 4:21
    Video'gaas awgiis,
  • 4:21 - 4:25
    waxa nafsadeyda kusoo dhacay,
  • 4:25 - 4:29
    [Waxey aheed] video'gan iyo macluumadan waan in la wadaagaa
  • 4:29 - 4:31
    saaxibadeyda,
  • 4:31 - 4:34
    Kuwa cilmi baarista ka wada shaqeyno
  • 4:34 - 4:38
    Asxaabteyda kuli,
  • 4:38 - 4:41
    Walaalaheyga,
  • 4:41 - 4:44
    Qarankeyga.
  • 4:44 - 4:46
    Marka, see ku sameeyaa?
  • 4:46 - 4:49
    Hadana waxaan heley mashruucan tarjumaada oo furan,
  • 4:49 - 4:53
    Anigoo isticmaali karo cinwaan labaad, anigoo u turjumaya Arabic,
  • 4:53 - 4:58
    Iyo in aan lacag la'aan aan ku siiyo asxaabteyda, ka hadiyad ahaan,
  • 4:58 - 5:02
    Gabadheyda si ilaaliye ugu noqdo mustaqbalkeeda dambe,
  • 5:02 - 5:06
    Iyo in loo u mahad celiyo khudbo-jeediyaha(nin ama naag)
  • 5:06 - 5:10
    Kaas oo lacag la'aan ku bixiyey.
  • 5:10 - 5:13
    Laga soo bilaabo 2009,
  • 5:13 - 5:16
    Waxaa ku dhax jirey safar aad cajiib u ah.
  • 5:16 - 5:19
    Anoo si qoto dheer u dhaxgaley
  • 5:19 - 5:23
    Noocyada cilmiga oo dhan.
  • 5:23 - 5:26
    Laga soo bilaabo hawada sare ilaa gudaha bada buluuga ah,
  • 5:26 - 5:31
    Laga soo bilaabo dugsiyada hoose ilaa macalinimo.
  • 5:31 - 5:35
    Dhamaan noocyada sheekooyinka.
  • 5:35 - 5:38
    Aad ayey u cajiib-badneeed.
  • 5:38 - 5:43
    Weyna tahey, weyna ahaan doonta in ay ahaato sheeko layaab ah.
  • 5:43 - 5:46
    Waxaan la kulmey dad soo jiidasho leh,
  • 5:46 - 5:49
    Dad layaab leh, dad aan caadi aheen,
  • 5:49 - 5:52
    Intaan ku guda jirey mashrucan furan ee turjumaada ah.
  • 5:52 - 5:55
    Waxaan leenahay goobo shaqo oo kala duwan.
  • 5:55 - 5:57
    Waxaan ka wada hadalnaa sida aan u hormarin laheen,
  • 5:57 - 6:00
    Sidee mashruuca uga qaadnaa marxalad
  • 6:00 - 6:02
    Ilaa marxalad kale.
  • 6:02 - 6:04
    Dhoor jeer ayaan kulanney,
  • 6:04 - 6:07
    Labo mar waxaan ku kulanney mareykanka
    labo marna ingiriiska.
  • 6:07 - 6:13
    marwalbana waxaan isku aragnaa facebooka.
  • 6:16 - 6:17
    Haa.
  • 6:18 - 6:19
    Haa.
  • 6:20 - 6:24
    waxaan aan kamid ah mutadhawaciinta ugu firfircoon ee tarjuma TED.
  • 6:25 - 6:29
    Haa, waxaan bixiyey wax ka badan labo sano oo saacado shaqo ah.
  • 6:29 - 6:38
    (Sacbis)
  • 6:38 - 6:40
    Waxaan waa qabtaa
  • 6:40 - 6:44
    Sababtoo ah waa kagubka xaduudaha ka dabiici ahaan.
  • 6:44 - 6:47
    Waxaan ka gudbeynaa xadka luqada.
  • 6:47 - 6:50
    Xadka fikradaha,
  • 6:50 - 6:52
    Xadka dhalashooyinka,
  • 6:52 - 6:55
    Xadka diimaha.
  • 6:55 - 6:58
    Xadkasta ay ahaataba.
  • 6:58 - 7:00
    Labo sano oo saacado shaqo ah.
  • 7:00 - 7:03
    Dhab ahaantii , aniga ma aanan tirin.
  • 7:03 - 7:05
    Saaxibkeyga ayaa xisaabta sameeyey.
  • 7:05 - 7:07
    (Qosol)
  • 7:07 - 7:10
    Waxey tiri, "waayahay, waxaad leedahay labo sano oo tarjumaad TEDTalks."
  • 7:10 - 7:13
    Waxaan ku iri, "waan u qalmaa in aan sameeyo."
  • 7:13 - 7:17
    Laakin intaas oo keliya ma aheen.
  • 7:17 - 7:22
    Ma aheen oo keliya turjumaad ama ka gudubka xaduudaha.
  • 7:22 - 7:28
    Halkaan waxaa jiro wax dheeraad ah.
  • 7:30 - 7:34
    Waxaan tarjumey hadalka JD Schramm.
  • 7:34 - 7:40
    Waxa uu ka hadalaaye kahortaga labaad ee [isku deyga ismiidaamin].
  • 7:42 - 7:45
    Run ahaantii hadalkiisa aad ayuu u cajiib badnaa.
  • 7:45 - 7:48
    Fikrada nolol badbaadinta
  • 7:48 - 7:51
    Waxaad mar gashey ismiidaamin, waad badbaadey.
  • 7:51 - 7:54
    Markale ayaad geli doontaa.
  • 7:54 - 8:00
    Sidee marka uga hortagnaa, run ahaanti waa fikrad weyn, sax?
  • 8:03 - 8:07
    ka dib, waxaan tagey shirka TEDActive.
  • 8:07 - 8:11
    waxaana arkey asagoo ka hadlaayo masraxa.
  • 8:11 - 8:15
    si toos ah, sida aan hada ahey, aan hortiina istaagan.
  • 8:15 - 8:18
    intuu hadlaayey ayuu yiri,
  • 8:18 - 8:23
    "Aniga iyo ninkeyga ayaa---"
  • 8:24 - 8:27
    waxaan eegey saaxibkeyga turjumaanka ah waxaana ku iri,
  • 8:27 - 8:30
    "ma ninkeyga" buu yiri"?"
  • 8:30 - 8:32
    (Qosol)
  • 8:32 - 8:34
    Wuxuu yiri haa.
  • 8:34 - 8:38
    "Waa khaniis."
  • 8:38 - 8:44
    Waqtigaasi, waxaan lahaa dareen aan caadi aheen
  • 8:44 - 8:47
    Maxaa yeeley barbaarinta bulshadeed ee aan lahaa
  • 8:47 - 8:52
    Muslim, ku soo korey kuna soo barbaarey sudan,
  • 8:52 - 8:57
    Waan ogahey in ay jiraan khaniiso
    waan ogahey in ay jiraan khaniisnimo
  • 8:57 - 8:59
    Laakiin tani waxey aheed markii ygu horeysey ee aan
  • 8:59 - 9:03
    Arko qof si furan u oranaya "waxaan ahay khaniis,"
  • 9:03 - 9:05
    Iyo "ninkeyga",
  • 9:05 - 9:09
    Waxaana ka qeyb qaatey in aan tarjumo TEDtalk' uu leeyahay.
  • 9:09 - 9:13
    (Qosol)
  • 9:13 - 9:20
    (Sacbis)
  • 9:24 - 9:26
    Aniga waxey ii aheed wati adag.
  • 9:26 - 9:30
    Ma ahanoo keliya ka gudubka xaduudaha luqadaha ama caqabadaha
  • 9:30 - 9:33
    hada waxey ku saabsan tahey ka gudubka xadudahaeyga gudaha.
  • 9:33 - 9:36
    Waxaan aaminsanahey...
  • 9:36 - 9:39
    Dhaqanka aan kusoo barbaarey....
  • 9:39 - 9:42
    Arintaan saaxibkeyga ma u sheegaa?
  • 9:42 - 9:46
    Mala wadaagaa arintaan kuwa hadaladaan heleya,
  • 9:46 - 9:49
    Dunida ku hadasha luqada Arabiga?
  • 9:49 - 9:55
    Waxaa jiro 300 million oo ku hadla luqada Arabiga.
  • 9:55 - 10:00
    TED waxey u dabaal degeysaa 1 billion daawasho ah ee TEDtalks,
  • 10:00 - 10:05
    Qeyb weyn oo isticmaalkan ka mid ah
  • 10:05 - 10:07
    Waxa uu ka yimid aduun weynaha looga hadlo Araiga.
  • 10:07 - 10:09
    Aad ayaan ugu faanaa.
  • 10:09 - 10:14
    Laakin tani ma la wadaaga bulshadeyda?
  • 10:14 - 10:17
    Arin kele ayaa meeshaan taalo.
  • 10:17 - 10:20
    Maku saabsana " Asaga waa diin laawe,"
  • 10:20 - 10:23
    Ama yahuud, ama waa kirishtaan.
  • 10:23 - 10:26
    Waxaan tarjumayey dhamaan noocyada hadalada' qofka hadlaya.
  • 10:26 - 10:29
    Waxey ku saabsantahey ahaanshada khaniisnimo ee bulshadeyda dhaxdeeda,
  • 10:29 - 10:36
    Sidee dhaqankeyga u fahmayaa fikradaan gaarka ah.
  • 10:36 - 10:40
    Laakin waa in ay jirtaa xad la dhaafayo meeshan.
  • 10:40 - 10:42
    Sax?
  • 10:42 - 10:46
    Hadalka aan tarjumey weli waa sidiisa.
  • 10:46 - 10:50
    Fikrada aan tarjumey weli waa sideeda.
  • 10:50 - 10:55
    Sheyga keliya ee isbadeley wuxuu ahaa Aragtideyda.
  • 10:55 - 10:56
    Sax?
  • 10:56 - 10:58
    Sax?
  • 10:58 - 10:59
    Hadaba Maxaa?
  • 10:59 - 11:01
    (Qosol)
  • 11:01 - 11:03
    Hadaba Maxaa?
  • 11:03 - 11:05
    Hadaba Maxaa?
  • 11:05 - 11:08
    Waxaan ubaahanahey in aan ka gudbo haduudaheyga gudaha ah.
  • 11:08 - 11:12
    Waxaan rabaa in aan wadaago bulshada.
  • 11:12 - 11:13
    Iyo qofkasta
  • 11:13 - 11:17
    Si aan uga gudbo xadka gudaheyga ah.
  • 11:17 - 11:20
    Fikraddda weli waa sidii.
  • 11:20 - 11:22
    Casharka?
  • 11:22 - 11:28
    Maxaan cashar ahaan aan meeshaan ka faa'idey?
  • 11:28 - 11:32
    Ma ahan oo keliya inta tarjumaad ee aan soo bandhigey,,
  • 11:32 - 11:38
    Laakin waxa ay tahay sida aan u fahmey jiritaanka waxa aan qabto.
  • 11:38 - 11:40
    Iyo jiritaanka waxa aan qabto?
  • 11:40 - 11:41
    waxaan tarjumaa fikradooyin
  • 11:41 - 11:44
    Waxaan faafiyaa aqoon.
  • 11:44 - 11:47
    Ma ahi qof wax khaas u ah qaba.
  • 11:47 - 11:50
    Marka waxaan ka gudbey xadkeyga gudaha.
  • 11:50 - 11:53
    Waxaan ka gudbey xadkeyga gudaha.
  • 11:54 - 11:56
    Ma isku dayi kartaa?
  • 11:56 - 11:59
    Ma isku dayi kartaa?
  • 11:59 - 12:01
    Ma isku dayi kartaa?
  • 12:01 - 12:03
    Ma isku dayi kartaa?
  • 12:03 - 12:04
    Mahadsanidiin
  • 12:04 - 12:07
    (Sacbis)
Title:
Ka Gudbida Xaduudahaaga gudaha - Anwar Dafa-Alla at TEDxBerlin
Description:

Mxaa xad ama xaduudaha ee ina soo wajaha ka shakhsiyad ahaan, ka bulsho ahaan? yaa ama maxaa qeexaya xaduudaxan? waa maxay natiijooyinka ka dhalan kara xaduudhan taas oo xitaa sababi karto in sayniska ama farshaxanimada laga horjoogsado anaga ka shaqsiyad ahaan ama ka bulsho ahaaan oo dhan?ma go'aan laga fiirsan miyaa ama waa lama xuraanla bulshadeed aan laga maarmin? ma yihiin caqabado ama waa faa'ido? maxaa dhacaya hadaan xuduudahan ka gudubno?
Gudbida xuduudaha maadi ahaan, dareen ahaan, dhaqan ahaan, farshaxanimo dhamaan dhinacyadaan oo dhan waxaa si fiican loogu gorfeeyey 23da of November, oo ay soo diyaariyeen khudbad jeedayayaal nayad galin leh.kuwaas oo sacab tumis xamaasad leh ka heley jamhuur oo aqoon leh.

more » « less
Video Language:
English
Team:
closed TED
Project:
TEDxTalks
Duration:
12:09

Somali subtitles

Revisions