0:00:03.823,0:00:06.906 [Ka Gudubka Xaduudaha] 0:00:06.906,0:00:09.048 Aad ayaad u mahadsantihiin. 0:00:09.048,0:00:11.235 Waan idin jeclahay dhamaantiin. 0:00:11.235,0:00:13.311 Mahadsanidiin. 0:00:13.311,0:00:18.976 (Sacbis) 0:00:18.976,0:00:22.654 Marka, waxaan ka socdaa sudan. 0:00:22.661,0:00:26.303 Waxaad gadaashey aad ka arkeysaan. 0:00:26.303,0:00:30.557 Wa sawiro tusaale ah oo aad heleysid markasta oo aad baartid Google. 0:00:30.557,0:00:36.348 "Sudan" geli waxad heleysaa sawiradaan. 0:00:36.956,0:00:41.704 Tani waa sudan sida loogu arko warbaahinta. 0:00:41.704,0:00:44.882 Tanna waa sudan mida aan hormarinaayo. 0:00:44.882,0:00:48.862 Bulshooyinka fikriga ka wada shaqeeya. 0:00:48.862,0:00:51.782 Dad,hadey meel ku kulmaan, 0:00:51.782,0:00:59.080 Waxey badeli karaan xaalada laga bilaabo marxalad A ilaa marxalad B. 0:00:59.080,0:01:02.358 Sudan, waxaa na horyaal dhoor xaduud. 0:01:02.358,0:01:06.019 Taas oo aan rabno in aan ka gudubno sida uga dhaqsiyaha badan. 0:01:06.019,0:01:11.639 Si aan u gaarno meesha mustaqbalka inoo wado. 0:01:11.639,0:01:15.104 Waxaa leenahay xaduudo dhanka waxbarashada. 0:01:15.124,0:01:18.534 Waxaa zaa'id u badan dadka aan wax qorin. 0:01:18.544,0:01:23.643 Waxaa dhibaato naga heysataa helitaanka macluumaad. 0:01:23.643,0:01:27.313 Waxaan dhib ku qabnaa luuqooyinka. 0:01:27.313,0:01:31.608 Waxaan leenahay in kabadan 70'tan luuqadood. 0:01:31.608,0:01:33.092 Saas ayaan ula jeedaa. 0:01:33.092,0:01:38.597 70 luqadood, lahjadooyinka intaan la gaarin. 0:01:39.599,0:01:43.811 Arabiga ayaa ah midka matala. 0:01:43.811,0:01:47.636 Iyo luuqada rasmiga ah ee wadanka. 0:01:47.636,0:01:51.308 Marka dadka waxey ku wada xariiraan Arabiga, 0:01:51.308,0:01:58.669 Xitaa koonfurta sudan,wadanka cusub ee la sameeyey.. 0:01:58.669,0:02:03.125 Waxaa jiro nooc arabik ah oo la dhaho Arabiga Guba. 0:02:03.126,0:02:10.136 Oo qabaa'ilada koonfurta ay ku wada xariiraan ayagoo isticmaalaya luuqadaan. 0:02:10.136,0:02:13.106 Arabiga juba. 0:02:13.106,0:02:17.074 Hagaag, anigaba waxaan ahay macalim, 0:02:17.074,0:02:19.589 Waxaan jeclahay waxbarashada, 0:02:19.589,0:02:23.396 Waana ogahay muhiimda ay u leedahay 0:02:23.396,0:02:25.964 Hormarka dowlad kasta. 0:02:25.964,0:02:29.193 Iyo sida ay muhiim u tahay in waxbarasho lagu dhax helo. 0:02:29.193,0:02:34.101 Dhaxbartanka horumarka. 0:02:34.101,0:02:37.468 2009kii, waxaan joogey koonfurta korea, 0:02:37.468,0:02:40.738 Haa waa sax, tani waa Korean,[br]Chungbuk Daehakgyo. 0:02:40.738,0:02:44.642 Waxaan ph.D. ku diyaarinaayey culuumta kumbuyuutarka. 0:02:44.642,0:02:49.599 Waxaan nooca maa laheen dhaqan wadaag 0:02:49.599,0:02:53.505 Waxkasto oo gacanteena kusoo dhaca. 0:02:53.505,0:02:57.324 Waxaan video u tuuraa mid saaxibkey ah 0:02:57.324,0:03:00.170 Asaguna waxa uu ii soo diraa link (xariiriye internet) iyo sidoo kele. 0:03:00.170,0:03:01.831 Maalin maalmaha ka mid ah.... 0:03:01.831,0:03:04.606 Anagoo diirada saareyney "soo saarida macluumaad" 0:03:04.606,0:03:07.377 Iyo cilmi-baarista kooxeed,[br]iyo wixii la mid ah. 0:03:07.377,0:03:10.379 Maalin ayaa Ibrahim musa, 0:03:10.379,0:03:13.352 Kaas oo masteerkiisa ku qaadanaayey hada ka hor koonfurta korea, 0:03:13.352,0:03:18.620 Waxa uu ii soo direy link (xariiriye internet) oo hadalkaan ah. 0:03:18.620,0:03:21.661 Waxa uu ahaa youtube waqtigaasi. 0:03:21.661,0:03:26.872 "Sidee u khiyaani kartaa tirakoobka" 0:03:26.872,0:03:30.155 Aad ayey ii xiisi gelisy aniga. 0:03:30.155,0:03:32.887 Waaan ahay cilmi baare. 0:03:32.887,0:03:36.054 waxaana sameeya bandhigyo badan 0:03:36.054,0:03:39.562 Waad taqaaniin bandhigyada tacliinta sida ay u shaqeeyaan, 0:03:39.562,0:03:41.855 Waa caajis 0:03:41.855,0:03:43.445 sax? waa caajis. 0:03:43.445,0:03:44.980 (qosol) 0:03:44.998,0:03:49.273 laakin hadda, waxa hayaa inyer oo macluumo ah oo ku saabsan tirakoobka 0:03:49.273,0:03:52.873 waxaana jiro qeyb yer oo sheeko ah. 0:03:52.873,0:03:55.906 Aad ayaan u xiiseyneyey! 0:03:55.909,0:03:59.750 Dareemihii waxbaarista ayaa halmar kor u kacdey--- 0:03:59.750,0:04:01.546 (codka qaraxa) 0:04:01.546,0:04:05.839 Waxaan rabaa in aan ogaado meesha video'gaan ka imaadey. 0:04:05.839,0:04:10.802 Marka, waxaan aadey TED.com, websiteka. 0:04:11.469,0:04:15.223 Mid ka mid ah linkiyaasha (xariiriyaasha) ayaa dhahayaa 0:04:15.223,0:04:18.977 Waxaa jiro mashruuc tarjumaad oo furan. 0:04:18.977,0:04:21.225 Video'gaas awgiis, 0:04:21.225,0:04:24.856 waxa nafsadeyda kusoo dhacay, 0:04:24.856,0:04:28.690 [Waxey aheed] video'gan iyo macluumadan waan in la wadaagaa 0:04:28.702,0:04:30.879 saaxibadeyda, 0:04:30.892,0:04:33.912 Kuwa cilmi baarista ka wada shaqeyno 0:04:33.912,0:04:37.648 Asxaabteyda kuli, 0:04:37.648,0:04:40.775 Walaalaheyga, 0:04:40.775,0:04:43.742 Qarankeyga. 0:04:43.742,0:04:45.813 Marka, see ku sameeyaa? 0:04:45.813,0:04:48.630 Hadana waxaan heley mashruucan tarjumaada oo furan, 0:04:48.630,0:04:53.424 Anigoo isticmaali karo cinwaan labaad, anigoo u turjumaya Arabic, 0:04:53.424,0:04:57.930 Iyo in aan lacag la'aan aan ku siiyo asxaabteyda, ka hadiyad ahaan, 0:04:57.930,0:05:02.498 Gabadheyda si ilaaliye ugu noqdo mustaqbalkeeda dambe, 0:05:02.498,0:05:06.181 Iyo in loo u mahad celiyo khudbo-jeediyaha(nin ama naag) 0:05:06.181,0:05:10.496 Kaas oo lacag la'aan ku bixiyey. 0:05:10.496,0:05:13.120 Laga soo bilaabo 2009, 0:05:13.120,0:05:16.288 Waxaa ku dhax jirey safar aad cajiib u ah. 0:05:16.288,0:05:18.972 Anoo si qoto dheer u dhaxgaley 0:05:18.972,0:05:22.640 Noocyada cilmiga oo dhan. 0:05:22.640,0:05:26.352 Laga soo bilaabo hawada sare ilaa gudaha bada buluuga ah, 0:05:26.352,0:05:31.331 Laga soo bilaabo dugsiyada hoose ilaa macalinimo. 0:05:31.331,0:05:35.499 Dhamaan noocyada sheekooyinka. 0:05:35.499,0:05:37.911 Aad ayey u cajiib-badneeed. 0:05:37.911,0:05:43.222 Weyna tahey, weyna ahaan doonta in ay ahaato sheeko layaab ah. 0:05:43.222,0:05:46.187 Waxaan la kulmey dad soo jiidasho leh, 0:05:46.187,0:05:49.090 Dad layaab leh, dad aan caadi aheen, 0:05:49.090,0:05:51.862 Intaan ku guda jirey mashrucan furan ee turjumaada ah. 0:05:51.862,0:05:54.828 Waxaan leenahay goobo shaqo oo kala duwan. 0:05:54.828,0:05:57.442 Waxaan ka wada hadalnaa sida aan u hormarin laheen, 0:05:57.442,0:05:59.899 Sidee mashruuca uga qaadnaa marxalad 0:05:59.899,0:06:01.731 Ilaa marxalad kale. 0:06:01.731,0:06:03.650 Dhoor jeer ayaan kulanney, 0:06:03.650,0:06:07.109 Labo mar waxaan ku kulanney mareykanka [br]labo marna ingiriiska. 0:06:07.109,0:06:12.709 marwalbana waxaan isku aragnaa facebooka. 0:06:16.005,0:06:17.359 Haa. 0:06:18.021,0:06:19.305 Haa. 0:06:19.630,0:06:24.364 waxaan aan kamid ah mutadhawaciinta ugu firfircoon ee tarjuma TED. 0:06:24.749,0:06:29.259 Haa, waxaan bixiyey wax ka badan labo sano oo saacado shaqo ah. 0:06:29.259,0:06:37.570 (Sacbis) 0:06:37.570,0:06:40.082 Waxaan waa qabtaa 0:06:40.082,0:06:43.811 Sababtoo ah waa kagubka xaduudaha ka dabiici ahaan. 0:06:43.811,0:06:47.372 Waxaan ka gudbeynaa xadka luqada. 0:06:47.372,0:06:49.618 Xadka fikradaha, 0:06:49.618,0:06:51.724 Xadka dhalashooyinka, 0:06:51.724,0:06:54.694 Xadka diimaha. 0:06:54.694,0:06:57.603 Xadkasta ay ahaataba. 0:06:57.603,0:06:59.872 Labo sano oo saacado shaqo ah. 0:06:59.872,0:07:03.417 Dhab ahaantii , aniga ma aanan tirin. 0:07:03.417,0:07:05.347 Saaxibkeyga ayaa xisaabta sameeyey. 0:07:05.347,0:07:06.855 (Qosol) 0:07:06.855,0:07:10.068 Waxey tiri, "waayahay, waxaad leedahay labo sano oo tarjumaad TEDTalks." 0:07:10.093,0:07:13.260 Waxaan ku iri, "waan u qalmaa in aan sameeyo." 0:07:13.260,0:07:17.120 Laakin intaas oo keliya ma aheen. 0:07:17.120,0:07:22.349 Ma aheen oo keliya turjumaad ama ka gudubka xaduudaha. 0:07:22.349,0:07:28.023 Halkaan waxaa jiro wax dheeraad ah. 0:07:29.501,0:07:33.917 Waxaan tarjumey hadalka JD Schramm. 0:07:33.917,0:07:40.464 Waxa uu ka hadalaaye kahortaga labaad ee [isku deyga ismiidaamin]. 0:07:42.359,0:07:44.745 Run ahaantii hadalkiisa aad ayuu u cajiib badnaa. 0:07:44.745,0:07:47.678 Fikrada nolol badbaadinta 0:07:47.688,0:07:51.440 Waxaad mar gashey ismiidaamin, waad badbaadey. 0:07:51.447,0:07:54.323 Markale ayaad geli doontaa. 0:07:54.323,0:07:59.858 Sidee marka uga hortagnaa, run ahaanti waa fikrad weyn, sax? 0:08:02.855,0:08:06.937 ka dib, waxaan tagey shirka TEDActive. 0:08:06.937,0:08:11.078 waxaana arkey asagoo ka hadlaayo masraxa. 0:08:11.078,0:08:15.277 si toos ah, sida aan hada ahey, aan hortiina istaagan. 0:08:15.277,0:08:18.274 intuu hadlaayey ayuu yiri, 0:08:18.274,0:08:23.191 "Aniga iyo ninkeyga ayaa---" 0:08:24.329,0:08:27.356 waxaan eegey saaxibkeyga turjumaanka ah waxaana ku iri, 0:08:27.356,0:08:30.418 "ma ninkeyga" buu yiri"?" 0:08:30.418,0:08:32.136 (Qosol) 0:08:32.136,0:08:34.219 Wuxuu yiri haa. 0:08:34.219,0:08:37.724 "Waa khaniis." 0:08:38.277,0:08:43.573 Waqtigaasi, waxaan lahaa dareen aan caadi aheen 0:08:43.573,0:08:46.850 Maxaa yeeley barbaarinta bulshadeed ee aan lahaa 0:08:46.850,0:08:52.152 Muslim, ku soo korey kuna soo barbaarey sudan, 0:08:52.152,0:08:56.585 Waan ogahey in ay jiraan khaniiso[br]waan ogahey in ay jiraan khaniisnimo 0:08:56.585,0:08:59.206 Laakiin tani waxey aheed markii ygu horeysey ee aan 0:08:59.206,0:09:02.922 Arko qof si furan u oranaya "waxaan ahay khaniis," 0:09:02.922,0:09:04.880 Iyo "ninkeyga", 0:09:04.880,0:09:08.792 Waxaana ka qeyb qaatey in aan tarjumo TEDtalk' uu leeyahay. 0:09:08.817,0:09:13.292 (Qosol) 0:09:13.292,0:09:19.711 (Sacbis) 0:09:23.773,0:09:26.403 Aniga waxey ii aheed wati adag. 0:09:26.403,0:09:29.651 Ma ahanoo keliya ka gudubka xaduudaha luqadaha ama caqabadaha 0:09:29.651,0:09:33.482 hada waxey ku saabsan tahey ka gudubka xadudahaeyga gudaha. 0:09:33.482,0:09:35.905 Waxaan aaminsanahey... 0:09:35.905,0:09:38.738 Dhaqanka aan kusoo barbaarey.... 0:09:38.738,0:09:41.836 Arintaan saaxibkeyga ma u sheegaa? 0:09:41.836,0:09:46.059 Mala wadaagaa arintaan kuwa hadaladaan heleya, 0:09:46.059,0:09:49.481 Dunida ku hadasha luqada Arabiga? 0:09:49.481,0:09:54.891 Waxaa jiro 300 million oo ku hadla luqada Arabiga. 0:09:54.904,0:10:00.230 TED waxey u dabaal degeysaa 1 billion daawasho ah ee TEDtalks, 0:10:00.230,0:10:04.555 Qeyb weyn oo isticmaalkan ka mid ah 0:10:04.555,0:10:07.470 Waxa uu ka yimid aduun weynaha looga hadlo Araiga. 0:10:07.470,0:10:09.209 Aad ayaan ugu faanaa. 0:10:09.209,0:10:13.918 Laakin tani ma la wadaaga bulshadeyda? 0:10:13.918,0:10:16.630 Arin kele ayaa meeshaan taalo. 0:10:16.630,0:10:20.245 Maku saabsana " Asaga waa diin laawe," 0:10:20.245,0:10:22.692 Ama yahuud, ama waa kirishtaan. 0:10:22.692,0:10:26.101 Waxaan tarjumayey dhamaan noocyada hadalada' qofka hadlaya. 0:10:26.101,0:10:29.218 Waxey ku saabsantahey ahaanshada khaniisnimo ee bulshadeyda dhaxdeeda, 0:10:29.224,0:10:36.406 Sidee dhaqankeyga u fahmayaa fikradaan gaarka ah. 0:10:36.406,0:10:40.264 Laakin waa in ay jirtaa xad la dhaafayo meeshan. 0:10:40.264,0:10:41.839 Sax? 0:10:41.839,0:10:45.573 Hadalka aan tarjumey weli waa sidiisa. 0:10:45.573,0:10:49.925 Fikrada aan tarjumey weli waa sideeda. 0:10:49.935,0:10:54.738 Sheyga keliya ee isbadeley wuxuu ahaa Aragtideyda. 0:10:54.738,0:10:56.292 Sax? 0:10:56.297,0:10:58.096 Sax? 0:10:58.096,0:10:59.428 Hadaba Maxaa? 0:10:59.428,0:11:00.832 (Qosol) 0:11:00.832,0:11:02.659 Hadaba Maxaa? 0:11:02.873,0:11:05.210 Hadaba Maxaa? 0:11:05.210,0:11:08.404 Waxaan ubaahanahey in aan ka gudbo haduudaheyga gudaha ah. 0:11:08.404,0:11:11.579 Waxaan rabaa in aan wadaago bulshada. 0:11:11.579,0:11:13.409 Iyo qofkasta 0:11:13.409,0:11:16.557 Si aan uga gudbo xadka gudaheyga ah. 0:11:16.575,0:11:20.083 Fikraddda weli waa sidii. 0:11:20.083,0:11:22.257 Casharka? 0:11:22.257,0:11:27.691 Maxaan cashar ahaan aan meeshaan ka faa'idey? 0:11:27.691,0:11:32.365 Ma ahan oo keliya inta tarjumaad ee aan soo bandhigey,, 0:11:32.365,0:11:37.508 Laakin waxa ay tahay sida aan u fahmey jiritaanka waxa aan qabto. 0:11:37.508,0:11:39.517 Iyo jiritaanka waxa aan qabto? 0:11:39.517,0:11:41.422 waxaan tarjumaa fikradooyin 0:11:41.422,0:11:43.658 Waxaan faafiyaa aqoon. 0:11:43.658,0:11:46.624 Ma ahi qof wax khaas u ah qaba. 0:11:46.624,0:11:49.979 Marka waxaan ka gudbey xadkeyga gudaha. 0:11:50.188,0:11:53.181 Waxaan ka gudbey xadkeyga gudaha. 0:11:53.635,0:11:55.742 Ma isku dayi kartaa? 0:11:56.463,0:11:58.786 Ma isku dayi kartaa? 0:11:59.254,0:12:00.946 Ma isku dayi kartaa? 0:12:01.333,0:12:03.301 Ma isku dayi kartaa? 0:12:03.301,0:12:04.491 Mahadsanidiin 0:12:04.492,0:12:07.483 (Sacbis)