Return to Video

Sababtee iyo sidee loo samayn karaa deeqsimada waxtarka leh.

  • 0:01 - 0:04
    Waxaa jira wax aan rabo inaad aragtaan.
  • 0:04 - 0:07
    (Fiidyow) Weriye: waa sheeko si qoto dheer u arbushtay
  • 0:07 - 0:09
    malaayiin Shiine ah:
  • 0:09 - 0:11
    muuqaalka inan yar oo labo jir ah
  • 0:11 - 0:15
    waxa jiidhay gaadhi kadibna ka tegay iyadoo dhiigaysa wado la maro
  • 0:15 - 0:19
    muuqaalku aad ayay u adagtay in la muujiyo.
  • 0:19 - 0:21
    dhacdada gebi ahaanteedba waxa qabatay kamara.
  • 0:21 - 0:24
    Derewalku wuu istaagay ka dib markuu jiidhay cunuga,
  • 0:24 - 0:28
    waxaa la arkayey taayirkiisa oo ku taagan cunugta ilbidhiqsiyo.
  • 0:28 - 0:32
    laba daqiiqo gudahood, sadex qof ayaa dhaafay cunugta laba jirka ah Wang Yue.
  • 0:32 - 0:36
    Ka ugu horeeyaa wuxuu gebi ahaanba iska ag maray cunugta dhaawacan.
  • 0:36 - 0:39
    kuwa kale waxay eegeen iyada intaysan joogsan.
  • 0:42 - 0:43
    Peter Singer: waxaa jiray dad kale
  • 0:43 - 0:45
    oo ag marayeyey Wang Yue,
  • 0:45 - 0:47
    iyo gaadhi labaad oo cagaheeda dul maray
  • 0:47 - 0:50
    ka hor intaan qof wadooyinka nadiifiyaa uusan ridin jeliska
  • 0:50 - 0:55
    waxaa loola cararay cusbitaalka, laakiin xili aad u danbaysay ayay ahayd. way dhimatay.
  • 0:55 - 0:59
    Waxaan jeclaan lahaa intiina idinka mida, ee eegaysay taas
  • 0:59 - 1:03
    ee nafohooda ku tidhi iminka, "taas maan sameeyeen
  • 1:03 - 1:05
    waan joogsan lahaa si aan u caawiyo."
  • 1:05 - 1:09
    Gacmihiina taaga intiina taasi ku soo dhacday.
  • 1:09 - 1:12
    Saan filayey, waa intiina bada.
  • 1:12 - 1:14
    waanan aaminsanahay, waan hubaa inaad saxantihiin.
  • 1:14 - 1:17
    laakiin intaydaan wax badan u nafihiina u ku qancin,
  • 1:17 - 1:19
    tan eega.
  • 1:19 - 1:23
    UNICEF warbixin ay soo saartay 2011,
  • 1:23 - 1:27
    6.9 milyan oo caruurta da'doodu ka yartahay shan
  • 1:27 - 1:32
    ayaa u dhintay xanuuno laga hortegi karo, xanuuno ay keenaan faqrigu.
  • 1:32 - 1:34
    UNICEF waxay ku fekeraysaa in tani tahay war wanaagsan
  • 1:34 - 1:38
    sababtoo ah tiradu aad ayay hoos ugu soo dhacday
  • 1:38 - 1:42
    waxay ahayd 12 milyan sanadii 1990kii. taas waa war wanaagsan.
  • 1:42 - 1:45
    laakiin ilaa hada, 6.9 milyan
  • 1:45 - 1:50
    waa 19,000 oo caruura ayaa maalin walba dhinta.
  • 1:50 - 1:53
    miyaan tan dhab ahaantii saamayn lahayn
  • 1:53 - 1:56
    inagoo marayna istaraytkii aan soo dhaafnay?
  • 1:56 - 2:01
    miyay dhabtii saamayn leedahay inay inaga fog yihiin?
  • 2:01 - 2:04
    ma filayo, waxay saamayn kala duwanaansho ku leedahay damiirka
  • 2:04 - 2:07
    xaqiiqdii ma joogaan horteena,
  • 2:07 - 2:09
    laakiin dhabtii, dabcan, waxay aad ugu kala duwanyihiin qoomiyadaha
  • 2:09 - 2:13
    ama jinsiyadaha, midkoodna aniga iilama muuqdo inuu ila taxaluqo
  • 2:13 - 2:14
    waxaa dhab ahaantii muhiimka ahi waxay tahay,
  • 2:14 - 2:19
    inaad hoos u dhigi karto tirada dhimashada? inagu ma badbaadin karnaa
  • 2:19 - 2:24
    qaar ka mida caruurtaas 19,000 ah ee maalin kasta dhimanaysa?
  • 2:24 - 2:27
    jawaabtu waxay tahay, haa waan awoodnaa.
  • 2:27 - 2:30
    midkastoo inaga mida wuxuu ku kharash gareeyaa lacag
  • 2:30 - 2:32
    waxyaabo aynaan runtii u baahnayn.
  • 2:32 - 2:34
    waxaad ka fekertaa waxaa kuu dhaqan ah,
  • 2:34 - 2:37
    haday ahaan lahayd gaadhi cusub, dalxiis
  • 2:37 - 2:39
    ama waxyaabo kale sida inaad iibsato caagad biyo ah
  • 2:39 - 2:41
    iyadoo biyaha qaabada ka imanaya
  • 2:41 - 2:44
    ay ilaa xad u caafimaad wanaagsanyihiin cabitaanka
  • 2:44 - 2:45
    waxaan u qaadi kartaa lacagta aad kharash garaynayso
  • 2:45 - 2:47
    waxyaabahaas aadan u baahnayn
  • 2:47 - 2:50
    inaad siiso ururkan,
  • 2:50 - 2:53
    ururka Against Malaria Foundation,
  • 2:53 - 2:55
    kaas oo qaadi doona lacagta aad siisay
  • 2:55 - 2:59
    una isticmaali doona maro-kaneeyoinka sida tan
  • 2:59 - 3:02
    si ay u ilaaliso caruuta sida kan oo kale,
  • 3:02 - 3:07
    waxaan ognahay runtii hadaynu siiyo maro-kaneecooyinkaas,
  • 3:07 - 3:10
    way isticmaalyaa, waxayna yaraynaysaa tirada dhimashada
  • 3:10 - 3:13
    u dhimanaysa kaneecada,
  • 3:13 - 3:15
    waa mid ka mida cudurada laga hor tegi karo
  • 3:15 - 3:19
    ee galaafta in ka badan 19,000 caruura
  • 3:19 - 3:23
    inay dhintaan maalin walba.
  • 3:23 - 3:25
    nasiib daro, dab badan oo badan
  • 3:25 - 3:28
    ayaa fahmaya fikradan,
  • 3:28 - 3:31
    maxsuulkuna kacdoon koroya:
  • 3:31 - 3:34
    deeqsinimo waxtar leh
  • 3:34 - 3:38
    waa muhiim sababtoo ah waxay isku xidhaa qalbiga iyo maanka
  • 3:38 - 3:40
    niyada, dabcan waad ka dareemi.
  • 3:40 - 3:43
    waxaad dareentay u calool boholyowga cunugaas
  • 3:43 - 3:47
    laakiin runtii waa muhiim inaan isticmaalno maanka sidoo kale
  • 3:47 - 3:52
    si aan hubaal uga dhigno waxaad samaysid inay tayo leeyihiin yihiina mid la agaasimay
  • 3:52 - 3:56
    taasoo qudha maah, waxaanse ka fekeraa caqliyada na caawinaysa
  • 3:56 - 4:00
    inaan fahano in dadka kale, meel kasta ay joogaanba,
  • 4:00 - 4:03
    ay yihiin inaga oo kale, ay u dhibtoodaan sideena oo kale,
  • 4:03 - 4:06
    in ay u murugada waalidka caruurtoodu dhimatay,
  • 4:06 - 4:08
    sida inaga oo kale,
  • 4:08 - 4:12
    iyo sida nafaheeda iyo wanaageenuba inoo saameeyaan.
  • 4:12 - 4:15
    ayay u saamaysaa sida dadkaas intooda bada.
  • 4:15 - 4:18
    hadaba waxaan ka fekeray caqliyad maaha oo qudha mid dhexdhexaada
  • 4:18 - 4:20
    oo kaa caawinaysa wax kastood doonaysid.
  • 4:20 - 4:25
    waxay inaga caawinaysaa inaan aragtideena ku qotomino xaaladeena
  • 4:25 - 4:26
    waxaana ka fekeray taas sababteeda
  • 4:26 - 4:31
    dad badan oo intooda badan yihiin deeqsiyiin tayo badan
  • 4:31 - 4:34
    waxay ahaayeed dad ka soo jeeda
  • 4:34 - 4:39
    filsafadaha dhaqaalaha ama xisaabta
  • 4:39 - 4:40
    taasoo u muuqan kartan mid lala yaabo
  • 4:40 - 4:41
    maxaa yeelay dad badan ayaa ku fekera,
  • 4:41 - 4:45
    "falsafadu inay tahay mid ka baxsan dunida dhabta ah:
  • 4:45 - 4:49
    dhaqaalaha, waxaa la noo sheegay, inuu kaa dhigo mid kibir badan,
  • 4:49 - 4:53
    waxaynuna ognahay in xisaabtu tahay mid aan xiiso badnayn oo danbaysa
  • 4:53 - 4:55
    laakiin xaqiiqdii waxay samaysaa kala duwanaansho,
  • 4:55 - 4:57
    xaqiiqdii waxaa jirta hal arin oon ku cajab gelinayn
  • 4:57 - 5:02
    taasoo ahayd arin keensatay deeqsinimada tayada leh
  • 5:02 - 5:03
    sababtoo ah tan ayuu helay
  • 5:03 - 5:07
    kan waa websaydka Bill iyo Mellinda Gates
  • 5:07 - 5:11
    oo hadaad eegto kelmada xaga sare ee midig ku qoran
  • 5:11 - 5:14
    waxay leedahay "noolaha oo dhami waa isku qiime."
  • 5:14 - 5:16
    taas waa fahaamka,
  • 5:16 - 5:20
    fahamka caadiga ee xaaladeena aduunka
  • 5:20 - 5:22
    taasoo sabab u noqotay dadkaas
  • 5:22 - 5:27
    inay noqday kuwa ugu deeqsisan taariikhda,
  • 5:27 - 5:30
    Bill iyo Melinda Gates iyo Warren Buffett.
  • 5:30 - 5:36
    (Applause)
  • 5:36 - 5:40
    Midkoodna, Adrew Carnegie, John D. Rockefeller,
  • 5:40 - 5:43
    weligood may siinin sadaqadan oo kale
  • 5:43 - 5:46
    sida mid ka mida sadexdaa,
  • 5:46 - 5:49
    waxayna u isticmaaleen garaadkooda
  • 5:49 - 5:53
    ina ka dhigaan inay si dhaba u tarto.
  • 5:53 - 5:56
    Marka la eego qiyaas, Gates Foundation
  • 5:56 - 6:00
    wuxuu durba badbaadiyey nolosha 5.8 milyan
  • 6:00 - 6:03
    malaayiin kale, dad ah, ayaa cuduro helayaan
  • 6:03 - 6:04
    taasoo ka dhigaysaan inay aad u xanuunsadaa,
  • 6:04 - 6:07
    xitaa hadii mark danbe ay badbaadaan
  • 6:07 - 6:10
    sanadada soo socda, waxaan shaki ku jirin in Gates Foundation
  • 6:10 - 6:13
    inuu siin doono in kaloo badan,
  • 6:13 - 6:17
    si uu u badbaadiyo nofo aad u badan.
  • 6:17 - 6:21
    Hagaag. waxaa laga yaabaa inaad tiraahdo, taasi way fiicantahay hadaad tahay bilyaneer,
  • 6:21 - 6:23
    saamayntaasoo kale ayaad lahaan kartaa.
  • 6:23 - 6:26
    laakiin hadaanan ahayn, maxaan samayn karaa?
  • 6:26 - 6:30
    markaa waxaan eegayaa afar suaalood oo dadku is waydiiyaan
  • 6:30 - 6:33
    taasoo laga yaabo inay ugu taagnaato habkay u bixin lahaayeen.
  • 6:33 - 6:35
    waxay ka werweraan xajmiga isbedel ayay samay karayaan.
  • 6:35 - 6:39
    laakiin maaha inaad ahaatid bilyaneer.
  • 6:39 - 6:42
    Kan waa Toby Ord. Waa cilmi baadhe filsafadeed
  • 6:42 - 6:44
    ka ah jaamacada Oxford.
  • 6:44 - 6:48
    wuxuu noqday deeqsi tayo leh markuu xisaabtamay
  • 6:48 - 6:50
    lacagta ay tahay inuu ka helo
  • 6:50 - 6:53
    shaqadiisa, shaqada climi-aqooneed,
  • 6:53 - 6:59
    wuxuu ku dawayn karaa in ku filan 80,000 oo dad indho la'
  • 6:59 - 7:01
    oo ah wadamada soo koraya
  • 7:01 - 7:04
    ee ay wax badani u dhimanyihiin
  • 7:04 - 7:08
    si ay u gaadhaan nolol ilaa xad gaadhsan qaab nololeed ku filan.
  • 7:08 - 7:10
    Tody wuxuu hadaba assaasay urur
  • 7:10 - 7:14
    la yidhaahdo Giving What We Can si uu u fidiyo warbixinta,
  • 7:14 - 7:18
    uuna u mideeyo dadka doonaya inay wadaagaan qaar ka mida dakhligooda
  • 7:18 - 7:21
    uuna u waydiiyo dadku inay u bixiyaan qaadhaan 10 boqolkiiba
  • 7:21 - 7:23
    dakhliga soo gala noloshooda oo dhan
  • 7:23 - 7:27
    si loola dagaalamo fakhriga
  • 7:27 - 7:29
    Toby laftirkiisu si fiican buu taas ka yeelay.
  • 7:29 - 7:33
    Wuxuu dalbay qaadhaan gaadhaya 18,000 oo ginin sanad --
  • 7:33 - 7:36
    taasi waxay ka yartahay 30,000 oo dollar--
  • 7:36 - 7:39
    wuxuuna siiyey intii kale ururadaas kale.
  • 7:39 - 7:45
    haa, Toby waa xaas wuxuuna bangiga kaga jiraa guri dayntiis
  • 7:45 - 7:49
    kuwan waa labaamo noloshoodu dabayaaqo tahay,
  • 7:49 - 7:52
    Charlie Bresler and Diana Schott,
  • 7:52 - 7:53
    kuwaasoo kulmay markay dhalinyaro ahaayee, markay kulmeen
  • 7:53 - 7:56
    waxay ahaayeen aktifiis ka so hor jeeda dagaalkii Vietnam,
  • 7:56 - 7:58
    u dagaalamay cadaalada bulshada,
  • 7:58 - 8:01
    ka dibna u wareegay shaqo, sida dad badani sameeyaan,
  • 8:01 - 8:05
    aanay runtii waxbadan uga qaban qiimaheeda,
  • 8:05 - 8:08
    inkastoo aysan ka tegin iyagu
  • 8:08 - 8:10
    ka dibna, markay gaadheen da'dii dadka inta badani
  • 8:10 - 8:13
    bilaabaan inay ka fekeraan hawl-gabka, ayay ku laabteen,
  • 8:13 - 8:17
    waxayna go'aansadeen inay jaraan kharashka ku baxa
  • 8:17 - 8:22
    una noolaadeen si caadi ah, waxayna siiyeen lacagtoodi iyo wakhtigoodiba
  • 8:22 - 8:27
    si ay ugu caawiyaan inay kula dagaalamaan faqriga.
  • 8:27 - 8:30
    iminka, wakhtiganaan sheegayo waxa laga yaabaa inuu kuu horseedo inaad fekerto,
  • 8:30 - 8:33
    "hagaag, miyey tahay inaan ka tago shaqadadyda oo aan geliyo wakhtigayga
  • 8:33 - 8:37
    si aan u badbaadiyo nafahaas 19,000 ah
  • 8:37 - 8:38
    ee maalin walba la waayayo?"`
  • 8:38 - 8:41
    hal shakhsi oo ka fekeray arintan hal cabaara
  • 8:41 - 8:44
    sidaad u heli lahayd sahqo kuu lahaan karta
  • 8:44 - 8:47
    saamaynta ugu wayn ee u wanaagsan adduunkan waa Will Crouch.
  • 8:47 - 8:50
    waa arday ka qalin jebiyey filsafada,
  • 8:50 - 8:54
    wuxuuna aasaasay website layidhaahdo 80,000 hours,
  • 8:54 - 8:56
    tirada saacadha uu qiyaasay
  • 8:56 - 8:59
    dadka intooda badan waxay ku bixiyaan sahqadooda,
  • 8:59 - 9:01
    si uu ula taliyo dadka sida ugu wacan yeelan lahaayeen
  • 9:01 - 9:03
    shaqada ugu tayada badan.
  • 9:03 - 9:05
    waxaa laga yaabaa inaad la yaabto inaad ogaato
  • 9:05 - 9:08
    mid ka mida shaqooyinka uu dadka ku dhiiri geliyo inay tixgeliyaan,
  • 9:08 - 9:10
    haday leeyihiih tayooyinka ku haboon iyo adaabka,
  • 9:10 - 9:15
    inay tagaan bangiyada iyo dhaqaalaha.
  • 9:15 - 9:19
    sabab? maxaa yeelay hadaad hesho lacag badan,
  • 9:19 - 9:21
    waxaad bixin kartaa lacag badan,
  • 9:21 - 9:23
    hadaad ku guulaysato shaqadaad,
  • 9:23 - 9:26
    waxaad siin kartaa in ku filan hayadaha gargaarka
  • 9:26 - 9:31
    markaa waxay shaqaalayn kartaa, aan nidhaahno shan qof oo shaqaale gargaar ah
  • 9:31 - 9:34
    oo ah wadamada soo koraya, mid kastoo ka mid ahina
  • 9:34 - 9:36
    wuxuu runtii samayn karaa wanaag ka badan
  • 9:36 - 9:37
    intaad samayn kari lahayd.
  • 9:37 - 9:40
    markaa saamayntaasi waa shan meelood
  • 9:40 - 9:44
    ay kugu hogaaminayso shaqadaasi.
  • 9:44 - 9:47
    Halkan waxaa jira nin dhalinyaro ah oo qaatay taladaas.
  • 9:47 - 9:48
    Magaciisu waa Matt Weiger.
  • 9:48 - 9:52
    wuxuu ahaa arday filsafada iyo xisaabta ka barta jaamacada Princeton,
  • 9:52 - 9:56
    wuxuu runtii ku guulaystay abaalmarinta buuga jaamacadeedka uu ka qoray filsafada
  • 9:56 - 9:58
    sanadkii la soo dhaafay markuu qalin jebiyey.
  • 9:58 - 10:01
    wuxuu shaqo dhaqaalaha ka helay New York.
  • 10:01 - 10:03
    wuxuu durba helaa in ku filan
  • 10:03 - 10:07
    wuxuu siinayaa lacag lix xaradh dhan ururada deeqaha
  • 10:07 - 10:11
    wuxuuna weli helaa lacag ku filn oo uu ku noolaado.
  • 10:11 - 10:15
    Matt wuxuu sidoo kale iga caawiyey inaan sameeyo urur
  • 10:15 - 10:18
    kaas oon ka shaqaynayo lehna magaca aan ka soo qaatay
  • 10:18 - 10:20
    ciwaanka buug aan qoray,
  • 10:20 - 10:21
    "Nolosha aad badbaadin kartied,"
  • 10:21 - 10:24
    kaasoo isku dayaya inuu bedelo dhaqankeena
  • 10:24 - 10:28
    markaa dad badan waxay ka fekeraan in
  • 10:28 - 10:30
    haday tahay inay ku noolaano nolol akhlaaqiyaad leh,
  • 10:30 - 10:33
    ma ku filna inaan raacno iska nolosha dahsoon
  • 10:33 - 10:36
    inaynaan khiyaamin, dhaawicin, dilin
  • 10:36 - 10:39
    laakiin hadaan haysano in nagu filan, waa inaan bixinaa in ka mida
  • 10:39 - 10:42
    dadka haysta inta yar
  • 10:42 - 10:45
    iyo ururadka isu keena dadka
  • 10:45 - 10:47
    kala faca a,
  • 10:47 - 10:48
    sida Holly Morgan, oo ah arday aan dhamayn jaamacada,
  • 10:48 - 10:50
    oo dalabtay inay bixiso 10 boqolkiiba
  • 10:50 - 10:52
    lacagta yar ee ay haysato,
  • 10:52 - 10:54
    iyo midigta, Ada Wan,
  • 10:54 - 10:57
    kaasoo si toosa ugu shaqeeyey faqiirk, laakiin iminka
  • 10:57 - 11:01
    ka wada jaamacad aYale Mastar digriigiisa si uu u helo in ka badan uu bixiyo'
  • 11:01 - 11:03
    dad badan ayaa ka fekeri doona, fekeray,
  • 11:03 - 11:07
    in sadaqadu ayaysan saas runtii u saamayn badnayn.
  • 11:07 - 11:08
    balaan ka hadalno, tayaday leeyihiin.
  • 11:08 - 11:10
    Toby ORd wuxuu aad ugu taxaluqaa tan,
  • 11:10 - 11:13
    wuxuu xisaabiyey kuwo ka mida ururuda sadaqada
  • 11:13 - 11:16
    ilaa boqolaal, xitaa kumanaan goor
  • 11:16 - 11:18
    ay ka tayo badan yihiin kuwa kale,
  • 11:18 - 11:21
    makra waa muhiim in la helo kuwo tayo leh.
  • 11:21 - 11:26
    u soo qaado tusaale, in ey uu hago qof indho la'
  • 11:26 - 11:29
    waa mid wanaagsan inuu sameey, sax?
  • 11:29 - 11:31
    hagaag, sax, waa mid saxa in la sameeyo,
  • 11:31 - 11:34
    laakiin waa inaad ku fikirtaa waxa kale eed ku samayn kari lahayd khayraadka
  • 11:34 - 11:38
    waxay ku kacaysaa ilaa 40,000 inaad ku tabo barto ey
  • 11:38 - 11:40
    iyo inaad tabobarto isaga si agyu u hagidiisu
  • 11:40 - 11:44
    u noqon karto mid caawimo tayo leh u fidin karta qofka indhaha la'
  • 11:44 - 11:48
    waxay ku kacdaa in lagu daweeyo inta u dhexaysa 20 ilaa 50 dollar
  • 11:48 - 11:51
    in lagu daweeyo qof indha la' wadamada horumaray
  • 11:51 - 11:53
    haday ku dhacdo tarajooma
  • 11:53 - 11:56
    markaa waad isu gayn kartaa, waxaadna heli kartaa wax lamida taas
  • 11:56 - 11:58
    waxaad u fidn kari lahayd ey haga ah
  • 11:58 - 12:00
    qof maraykan ah oo indha la'
  • 12:00 - 12:03
    ama waxaad ku dawayn kartaa 400
  • 12:03 - 12:07
    ilaa 2,000 oo dad indho la' ah
  • 12:07 - 12:11
    waxaan fili inay cadahay ta wanaagsan ay tahay in la sameeyo.
  • 12:11 - 12:14
    laakiin hadaad eegayso ururada deeqa ee tayada leh
  • 12:14 - 12:16
    kan waa websayd wanaagsan oo ay tahay in la eego.
  • 12:16 - 12:21
    GiveWell exist si aad runtii u qiimayso saamaynta ururadaas,
  • 12:21 - 12:23
    maaha qudha in si wanaagsan loo wado,
  • 12:23 - 12:25
    waxayse eegeen boqolaal urur
  • 12:25 - 12:29
    iminka waxay ku taliyeen sadex urur qudha,
  • 12:29 - 12:33
    kaaso Against Maraia Foundation uu ka kow yahay.
  • 12:33 - 12:36
    hadaba aad ayay u adagtahay, hadaad eegto la talin kale oo wanaagsan,
  • 12:36 - 12:39
    thelifeyourcansave.com iyo bixi wixii aad karto
  • 12:39 - 12:41
    labaduba waxay leeyihiin liis dheer
  • 12:41 - 12:44
    laakiin waad heli kartaa ururo tayo leh,
  • 12:44 - 12:48
    oon ahayn qudha kuwo badbaadiya nolosha faqiirka.
  • 12:48 - 12:51
    Waxaan aad ugu faraxsanahay inaan idhaahdo waxaa jira sidoo kale websayd
  • 12:51 - 12:55
    eegaya ururada xayawaanka ee tayada leh.
  • 12:55 - 12:57
    taasi waa arin kale oo aan ka walaacsanaa
  • 12:57 - 12:59
    noloshayda oo dhan, dhibta baaxada weyn
  • 12:59 - 13:01
    ee biniaadamka haleesha
  • 13:01 - 13:05
    marka la turjumo tobanaan bilyan oo xayawaana sanad kasta
  • 13:05 - 13:07
    markaa hadaad rabtid inaad eegto urur xayawaan oo tayo leh
  • 13:07 - 13:09
    si hoos loogu dhigo dhibka,
  • 13:09 - 13:12
    waxaad tegi kartaa Effective Animal Actism.
  • 13:12 - 13:15
    sidoo kale deeqsinomo tayo leh ood filay inay aad u muhiim tahay
  • 13:15 - 13:19
    si loo looga dhigo nooluhu inay badbaadaa dhamaantood.
  • 13:19 - 13:23
    markaa waxay eegayaa hababka hoos loogu dhigi karo khatarta inay dabar go'aan.
  • 13:23 - 13:25
    halkan waxaa ah hal khatar oo dabar go' ah oo aynu dhamaanteen ka war hayno
  • 13:25 - 13:29
    dhawaanahan, markii asteriyoodh uu maray meel u dhaw aduunkeena
  • 13:29 - 13:32
    waxaa suuro gal ahayd in cilmi baadhis ay inaga caawin lahayd inaan uun saadaalin
  • 13:32 - 13:34
    jidka astiriyoodhada inagu dhici kara,
  • 13:34 - 13:37
    laakiin runtii ka hortagi karno inaysan dhicin.
  • 13:37 - 13:40
    dadka qaar ayaa ka fekera inay ahaan lahayd arin fiican inaynu bixino.
  • 13:40 - 13:42
    waxa jirta suurtagalnimooyin badan,
  • 13:42 - 13:44
    suaashayda u danbaysaa waxay tahay,
  • 13:44 - 13:47
    dadka qaar waxay ka fekeraan inay culustahay in la bixyo.
  • 13:47 - 13:48
    anigu ma aaminsani inay tahay
  • 13:48 - 13:51
    waxaan ku raaxaysanayey inaan bixiyo noloshaydi oo dhan
  • 13:51 - 13:52
    ilaa markaan qalin jebiyey.
  • 13:52 - 13:55
    waxay ii ahayd wax i farxad gelinayey.
  • 13:55 - 13:57
    Charle Bresler wuxuu igu yidhi inuusan ahayn deeqsi.
  • 13:57 - 14:01
    wuxuu ka fekeraa noloshii kaga baxday dhigaalkiisa.
  • 14:01 - 14:04
    Holly Morgana wuxuu ii sheegay waxay u isticmaashay inay kula tacaasho niyad jabka
  • 14:04 - 14:07
    ilaa hada waxay ku taxaluqday deeqsinada tayada leh,
  • 14:07 - 14:10
    iminkana waa dadka ugu farxada badan een arkay.
  • 14:10 - 14:12
    waxaan filayaa mid ka mida sababta arintan
  • 14:12 - 14:15
    in faxalnimada tayada lihi ay caawiso inaan ka gudbo
  • 14:15 - 14:18
    waxa aan ugu yeedho dhibta Sisphus.
  • 14:18 - 14:21
    halkan waxa ah Sisphus sida uu sawirkiisa soo dhigay Titian,
  • 14:21 - 14:24
    ku cambaareeyey in sanamadoodu ay ku soo riixeen dhagxaanti
  • 14:24 - 14:26
    korka ka saarnaa buurta.
  • 14:26 - 14:29
    marka uu minka halkan galay, dedaalku aad buu u sii batay.
  • 14:29 - 14:32
    dhagaxii wuu ka baxsaday, ku soo socday hoosta buurta,
  • 14:32 - 14:36
    waa inuu dib u riixaa oo kor celiyaa mar kale
  • 14:36 - 14:38
    si lamid ayaa dhacd oo dhacda
  • 14:38 - 14:40
    ilaa dhamaadka dunida.
  • 14:40 - 14:43
    taas ma ku xasuusisaa qaab nololeedka macmiilka,
  • 14:43 - 14:46
    inaad aad u shaqayso si aad lacag u hesho,
  • 14:46 - 14:48
    waxaad ku bixisaa lacagtaas si aad ugu isticmaasho alaab
  • 14:48 - 14:52
    taasoo aad rajaynaysid inaad la dhici doontid isticmaalkooda?
  • 14:52 - 14:55
    laakiin lacagtii way tagtay, waxaad u shaqaysay aad
  • 14:55 - 14:58
    si aad u helo in badan, waxaad kharash garaysay in badan, si aad u hesho
  • 14:58 - 15:01
    in la mida farxadaas, farxad raadinteedu dhamaanayn.
  • 15:01 - 15:04
    ka dhamaan masid, runtiina weligaa ku qancin mayso.
  • 15:04 - 15:07
    inaad deeqsi wanaagsan nooqoto ayaa ku siin karta
  • 15:07 - 15:08
    macnaha faraxadaas gaadhideeda.
  • 15:08 - 15:13
    waxay kaa dhigaysaa inaad lahaato aasaaska dareenka niyadeed oo sareeya
  • 15:13 - 15:17
    kaasoo aad ku dareemi karto inay noloshaadu tahay mid mudan in la noolaado
  • 15:17 - 15:19
    waxaan ku soo gebogebaynayaa inaan idiin sheego
  • 15:19 - 15:21
    emayl aan helay
  • 15:21 - 15:26
    maraan qorayey hadalkan bil ka hor.
  • 15:26 - 15:29
    waxay ka timid nin la dhaho Chris Croy, aanan weligay maqal
  • 15:29 - 15:34
    kan waa sawirkiisa oo tusaya isagoo ka soo bogsoonaya qalin
  • 15:34 - 15:36
    muxuu uga soo bogsoonayaa qaliinka?
  • 15:36 - 15:40
    emaylkii u danbeeyey wuxuu ku bilaabmay "salaasadii u danbaysay,
  • 15:40 - 15:44
    waxaan si qarsoodiya ugu deeqay kelidayda midig qof aanan garanayn
  • 15:44 - 15:46
    taas waxay bilowday silsilada kelida
  • 15:46 - 15:50
    taasoo awood u siisay afar qof inay helaan kelyo."
  • 15:50 - 15:53
    waxaa jira ilaa 100 sanadkii maraykanka
  • 15:53 - 15:56
    iyo kuwo kaloo wadamada kale oo sidaas sameeya.
  • 15:56 - 15:58
    waxaa i farxad gelisay inaan akhriyo. Chris wuxuu yidhi
  • 15:58 - 16:01
    inay saamayn ku yeelatay qoraaladayda waxa uu sameeyey
  • 16:01 - 16:05
    hagaag. waa inaan qirtaa, intaasi iga yaabisay,
  • 16:05 - 16:11
    maxaa yeelay, ilaa hada waxaan leeyahay laba kelyood.
  • 16:11 - 16:13
    laakiin Chris wuxuu yihdi inuusan ka fekerin
  • 16:13 - 16:16
    inuu sameeyey wax saas loola yaabo.
  • 16:16 - 16:19
    maxaa yeelay wuxuu xisaabiyey tirada sanadada
  • 16:19 - 16:22
    uu ugu daray dad, kordhinta nololeed,
  • 16:22 - 16:25
    ay tahay mid la mida midaad gaadhi kari lahayd
  • 16:25 - 16:31
    hadaad siiso 5,000 dollar ururuka Against Malaria Foundation
  • 16:31 - 16:35
    aad ka dibna aad xoogaa dareerto wanaag,
  • 16:35 - 16:38
    maxaa yeelay waxaad bixisay in ka badan 5,000 oo doolar
  • 16:38 - 16:41
    ururka Against Malaria Foundation
  • 16:41 - 16:46
    iyo ururo kaloo deeqaha wax ku qabta.
  • 16:46 - 16:47
    Markaa hadaanad fiicnaan dareemayn
  • 16:47 - 16:51
    maxaa yeelay weli laba kelyood ayaad leedahay,
  • 16:51 - 16:54
    waxaa jira qaabad aad uga bixi kartid.
  • 16:54 - 16:55
    Mahadsanidiin.
  • 16:55 - 17:01
    (Sacab)
Title:
Sababtee iyo sidee loo samayn karaa deeqsimada waxtarka leh.
Speaker:
Peter Singer
Description:

Hadaad nasiib u leedahay inaad noolaato doonis la'aan, waa hibo dabiiciya inaad u noqoto deeqsi dadka kale. Laakiin filosofarka Peter Singer, wuxuu suaalayaa, waa sidee sida ugu wanaagsan ee wax loo bixiyaa? wuxuu ka hadlayaa tijaabooyin badan oo fikir ah oo layaab leh oo kaa caawinaysa inaad isu dheeli tirto shucuurta iyo ficil-gelinta -- aadna u yeesho saamaynta ugu wayn wax kastood aad wadaagi kartid.

more » « less
Video Language:
English
Team:
closed TED
Project:
TEDTalks
Duration:
17:19
Dimitra Papageorgiou approved Somali subtitles for The why and how of effective altruism
Dimitra Papageorgiou edited Somali subtitles for The why and how of effective altruism
Dimitra Papageorgiou edited Somali subtitles for The why and how of effective altruism
Abdikani Hassan accepted Somali subtitles for The why and how of effective altruism
Abdikani Hassan edited Somali subtitles for The why and how of effective altruism
Abdinasser Ahmed edited Somali subtitles for The why and how of effective altruism

Somali subtitles

Revisions

  • Revision 3 Edited (legacy editor)
    Dimitra Papageorgiou