[Script Info] Title: [Events] Format: Layer, Start, End, Style, Name, MarginL, MarginR, MarginV, Effect, Text Dialogue: 0,0:00:00.63,0:00:03.54,Default,,0000,0000,0000,,Asalaama calaykum Dialogue: 0,0:00:03.54,0:00:05.23,Default,,0000,0000,0000,,Kusoo dhawaada Dooxa Dialogue: 0,0:00:05.23,0:00:08.63,Default,,0000,0000,0000,,Waxaan ka masuul ahay sidii dalkan isugu filaan lahaa cunto ahaan. Dialogue: 0,0:00:08.63,0:00:10.68,Default,,0000,0000,0000,,Taas waa shaqadayda labada sano ee soo socda, Dialogue: 0,0:00:10.68,0:00:13.10,Default,,0000,0000,0000,,inaan sameeyo qorshe dhamaystiran, Dialogue: 0,0:00:13.10,0:00:16.63,Default,,0000,0000,0000,,oon dhamaystirno dabcan tobanka sano soo socda -- Dialogue: 0,0:00:16.63,0:00:18.65,Default,,0000,0000,0000,,dabcan, aniga iyo dad kaleba. Dialogue: 0,0:00:18.65,0:00:23.30,Default,,0000,0000,0000,,Laakiin ugu horayn, waxaan u baahanahay inaan idiin sheego qiso, waa qisadayda, Dialogue: 0,0:00:23.30,0:00:27.17,Default,,0000,0000,0000,,waa qiso ku saabsan dalkan aad maanta dhaamntiin joogtaan. Dialogue: 0,0:00:27.17,0:00:30.72,Default,,0000,0000,0000,,dabcan, intiina badani sadex wakhti ayaad maanta wax cunteen, Dialogue: 0,0:00:30.72,0:00:35.25,Default,,0000,0000,0000,,run ahaantiina waad wadi doontaan munaasibadan ka dib. Dialogue: 0,0:00:35.25,0:00:39.68,Default,,0000,0000,0000,,Hadanba aan wadee, Qadar siday ahayd 1940kii? Dialogue: 0,0:00:39.68,0:00:43.88,Default,,0000,0000,0000,,Waxaa ku noolaa 11,000 oo qof halkn. Dialogue: 0,0:00:43.88,0:00:50.90,Default,,0000,0000,0000,,May jirin biyo. May jirin tamar, saliid, gawaadhi, waxaas ma jirin. Dialogue: 0,0:00:50.90,0:00:52.29,Default,,0000,0000,0000,,Dadka badi ku noolaa halkan Dialogue: 0,0:00:52.29,0:00:54.77,Default,,0000,0000,0000,,waxay ku noolaayeen xeebaha si ay u kaluumaystaan Dialogue: 0,0:00:54.77,0:01:00.72,Default,,0000,0000,0000,,ama waxay ahaayeen reer guuraa hadba saxara u guurguura si ay biyo u helaan. Dialogue: 0,0:01:00.72,0:01:04.12,Default,,0000,0000,0000,,Waxba kama jirin quruxda aad maanta aragtaan. Dialogue: 0,0:01:04.12,0:01:09.27,Default,,0000,0000,0000,,Magaalooyinka aad maanta aragtaan ma jirin sida Dooxa, Dubay ama Abu Dubay ama Kuwayd ama Riyaad. Dialogue: 0,0:01:09.27,0:01:11.88,Default,,0000,0000,0000,,Maaha in la samayn kari waayey magaalooyin. Dialogue: 0,0:01:11.88,0:01:13.98,Default,,0000,0000,0000,,Muu jirin khayraadkii lagu samayn lahaa. Dialogue: 0,0:01:13.98,0:01:16.82,Default,,0000,0000,0000,,Sidaad arkaysaan cimriga dadku wuu gaabnaa Dialogue: 0,0:01:16.82,0:01:18.72,Default,,0000,0000,0000,,Dadka intooda badan waxay ku dhiman jireen 50. Dialogue: 0,0:01:18.72,0:01:22.52,Default,,0000,0000,0000,,Hadaba aan u wareegno mawduuca labaad: wakhtigii saliid. Dialogue: 0,0:01:22.52,0:01:25.73,Default,,0000,0000,0000,,1939 kii, waa xiligii ay heleen saliida. Dialogue: 0,0:01:25.73,0:01:30.53,Default,,0000,0000,0000,,Laakii nasiib daro, runtii qaab ganacsi looma soo saarin Dialogue: 0,0:01:30.53,0:01:32.98,Default,,0000,0000,0000,,ilaa intii laga gaadhayey dagaalkii labaad ee adduunka. Dialogue: 0,0:01:32.98,0:01:35.12,Default,,0000,0000,0000,,Maxay qabatay saliidu? Dialogue: 0,0:01:35.12,0:01:38.42,Default,,0000,0000,0000,,Waxay bedeshay muuqaalka wadankan, sidaad maanta aragtaan ama makhraatiga ka tihiinba. Dialogue: 0,0:01:38.42,0:01:42.15,Default,,0000,0000,0000,,Waxay ka dhigtay dadkii u guurguuri jiray saxara -- Dialogue: 0,0:01:42.15,0:01:45.43,Default,,0000,0000,0000,,ee raadinayey biyaha, raadinayey cuntada, Dialogue: 0,0:01:45.43,0:01:49.54,Default,,0000,0000,0000,,iskuna dayayay inay xanaaneeyaan xoolohooda -- inay degaan magaalooyin. Dialogue: 0,0:01:49.54,0:01:51.50,Default,,0000,0000,0000,,Waa laga yaabaa inaad la yaabtaan tan, Dialogue: 0,0:01:51.50,0:01:55.35,Default,,0000,0000,0000,,laakiin qoyskaygu waa kala lahjad Dialogue: 0,0:01:55.35,0:01:59.35,Default,,0000,0000,0000,,Hooyaday waxay ku hadashaa lahjad ka duwan tan aabahay, Dialogue: 0,0:01:59.35,0:02:04.38,Default,,0000,0000,0000,,waxaanu nahay dad gaadhaya ilaa 300,000 dalkan. Dialogue: 0,0:02:04.38,0:02:07.92,Default,,0000,0000,0000,,Waxaa jira shan ilaa lix lahjadood dalkan iminkadan aan hadlayo. Dialogue: 0,0:02:07.92,0:02:11.73,Default,,0000,0000,0000,,Qaar baa dhaha "sidee hada? Siday ku dhici kartaa tani?" Dialogue: 0,0:02:11.73,0:02:13.52,Default,,0000,0000,0000,,Sababtu waxay ahayd inaan kala filiqsanayn. Dialogue: 0,0:02:13.52,0:02:18.67,Default,,0000,0000,0000,,Kumaan noolaan karayn inaan isu nimaadno. Dialogue: 0,0:02:18.67,0:02:22.48,Default,,0000,0000,0000,,Markii khayraadka la helay, ha noqoto saliidee, Dialogue: 0,0:02:22.48,0:02:25.53,Default,,0000,0000,0000,,waxaan bilownay dhisida teknoolajiyadaa layaabka leh Dialogue: 0,0:02:25.53,0:02:29.18,Default,,0000,0000,0000,,waanuna isu keenay dadkii sababtoo ah waxaan u baahanay inaan isu nimaadno. Dialogue: 0,0:02:29.18,0:02:31.57,Default,,0000,0000,0000,,Dadkii markaa way is barteen. Dialogue: 0,0:02:31.57,0:02:35.52,Default,,0000,0000,0000,,waxayna ogaadeen inay jirto faraq u dhaxeeya lahjadaha. Dialogue: 0,0:02:35.52,0:02:38.45,Default,,0000,0000,0000,,Taasi waa mawduucii labaad: xiligii saliida. Dialogue: 0,0:02:38.45,0:02:40.57,Default,,0000,0000,0000,,Aan eegno maanta. Dialogue: 0,0:02:40.57,0:02:45.29,Default,,0000,0000,0000,,Dhismayaashan dhaadheer waa waxaad dhabtii ku taqaanaan Dooxa. Dialogue: 0,0:02:45.29,0:02:46.68,Default,,0000,0000,0000,,Hadaba tirada dadku maanta waa intee? Dialogue: 0,0:02:46.68,0:02:48.93,Default,,0000,0000,0000,,Waa hal milyan oo qof. Dialogue: 0,0:02:48.93,0:02:51.63,Default,,0000,0000,0000,,Intaasi waa in ka yar lixdan sano. Dialogue: 0,0:02:51.63,0:02:57.53,Default,,0000,0000,0000,,Koboca dhaqaaluhu waa ilaa 15 boqolkiiba shantii sano ee la soo dhaafay. Dialogue: 0,0:02:57.53,0:03:00.37,Default,,0000,0000,0000,,Cimriga dadku waxay gaadhay 78 sano Dialogue: 0,0:03:00.37,0:03:05.18,Default,,0000,0000,0000,,Isticmaalka biyuhu waxay kordheen 430 litir. Dialogue: 0,0:03:05.18,0:03:08.58,Default,,0000,0000,0000,,Tani waxay ka mid tahay kuwa ugu badan adduunka. Dialogue: 0,0:03:08.58,0:03:10.75,Default,,0000,0000,0000,,Iyadoo sideedaba la haysan wax biyo ah Dialogue: 0,0:03:10.75,0:03:16.23,Default,,0000,0000,0000,,lana gaadhay isticmaalka ugu badan biya, mid ka badan dal kasta Dialogue: 0,0:03:16.23,0:03:20.00,Default,,0000,0000,0000,,Ma garanayo inay tahani falcelis u ahayd biyo la'aantii. Dialogue: 0,0:03:20.00,0:03:26.20,Default,,0000,0000,0000,,Balse maxay xiiso leedahay waxaan idhi? Dialogue: 0,0:03:26.20,0:03:29.38,Default,,0000,0000,0000,,Qaybta xiisaha lihi waa inaan korayno Dialogue: 0,0:03:29.38,0:03:35.98,Default,,0000,0000,0000,,15 boqolkiiba sanad kasta shantii sano ee la soo dhaafay biyo la'aan. Dialogue: 0,0:03:35.98,0:03:40.93,Default,,0000,0000,0000,,Iminka waa taariikhi. weligeed hore ugama dhicin taariikhda. Dialogue: 0,0:03:40.93,0:03:44.87,Default,,0000,0000,0000,,Magaalooyinka waxaa gebi ahaanba baabiyey waa biyo la'aanta. Dialogue: 0,0:03:44.87,0:03:47.38,Default,,0000,0000,0000,,Tan waa taariikh gobolkani sameeyey. Dialogue: 0,0:03:47.38,0:03:49.30,Default,,0000,0000,0000,,Maaha qudha magaaloyinkaan dhisayno, Dialogue: 0,0:03:49.30,0:03:54.45,Default,,0000,0000,0000,,laakiin magaalooyinka lagu hamiyo dadkuna rabaan inay noqdaan saynisyahano, dhakhtaro. Dialogue: 0,0:03:54.45,0:03:57.60,Default,,0000,0000,0000,,Dhisaan guryo qurux badan, keenaan farshaxanyahano, sameeyaan gurigayga. Dialogue: 0,0:03:57.60,0:04:03.80,Default,,0000,0000,0000,,Dadkani waxay ku fekereen meel lagu noolaan karo iyadoon ahayn markaas. Dialogue: 0,0:04:03.80,0:04:05.77,Default,,0000,0000,0000,,Dabcan, iyadoo la isticmaalayo teknolojiyada. Dialogue: 0,0:04:05.77,0:04:12.28,Default,,0000,0000,0000,,Hadaba Baraasiil waxay heshaa 1,782 milimitir oo biyaha roobka sanadkii. Dialogue: 0,0:04:12.28,0:04:15.13,Default,,0000,0000,0000,,Qadarna 74, hadana sidaas ayaan u koraynaa [15 boqolkiiba] Dialogue: 0,0:04:15.13,0:04:17.15,Default,,0000,0000,0000,,Suaashu waa sidee. Dialogue: 0,0:04:17.15,0:04:20.42,Default,,0000,0000,0000,,Sideen ugu badbaadnay taas? Dialogue: 0,0:04:20.42,0:04:22.50,Default,,0000,0000,0000,,Si kastay ahaatoba biyo ma haysano Dialogue: 0,0:04:22.50,0:04:28.80,Default,,0000,0000,0000,,Iyadoo fudud sababtu waa mishiinka baaxada wayn aan ugu yeedhno biyo sifeeyaha Dialogue: 0,0:04:28.80,0:04:32.97,Default,,0000,0000,0000,,Tamartu waa furaha isbelka. wax kasta way bedeshay. Dialogue: 0,0:04:32.97,0:04:37.47,Default,,0000,0000,0000,,Waa shayga aan ka soo saarno dhulka, u guno xajmi badan, Dialogue: 0,0:04:37.47,0:04:40.47,Default,,0000,0000,0000,,runtii intiina badan waad isticmaasheed iyada imaatinkiini Dooxa. Dialogue: 0,0:04:40.47,0:04:43.37,Default,,0000,0000,0000,,Markaa taasi waa haradayada, hadaad arki karaysaan. Dialogue: 0,0:04:43.37,0:04:45.22,Default,,0000,0000,0000,,Taasi waa webigayaga. Dialogue: 0,0:04:45.22,0:04:50.56,Default,,0000,0000,0000,,Taasi waa sidaad dhamaantin u isticmaashaan uguna raaxaysataan biyaha. Dialogue: 0,0:04:50.56,0:04:57.18,Default,,0000,0000,0000,,Tani waa teknoolojiyada ugu wanaagsan ee dalkan yeelan karo abid: biyo-sifaynta. Dialogue: 0,0:04:57.18,0:04:59.45,Default,,0000,0000,0000,,Hadaba khatartu maxay tahay? Dialogue: 0,0:04:59.45,0:05:01.00,Default,,0000,0000,0000,,Aad miyaad u werwertaan? Dialogue: 0,0:05:01.00,0:05:04.92,Default,,0000,0000,0000,,Waxaan odhan karaa, hadaad eegtaan xaqiiqda dunida, Dialogue: 0,0:05:04.92,0:05:07.51,Default,,0000,0000,0000,,waxaad rumaysan doontaan, dabcan inaan werwero. Dialogue: 0,0:05:07.51,0:05:10.02,Default,,0000,0000,0000,,Waxaa jira dalab kordhaya, bulsho koraysa. Dialogue: 0,0:05:10.02,0:05:13.27,Default,,0000,0000,0000,,Dhawr bilood ka hor 7 billlion ayaynu noqonay. Dialogue: 0,0:05:13.27,0:05:16.76,Default,,0000,0000,0000,,Sidoo kalena tiradaasi cunto ayay u baahantay. Dialogue: 0,0:05:16.76,0:05:19.97,Default,,0000,0000,0000,,Saadashuna waxay sheegi in 2050ka dadku noqonayo 9 billion. Dialogue: 0,0:05:19.97,0:05:22.82,Default,,0000,0000,0000,,Markaa wadan aan biyo lahayn Dialogue: 0,0:05:22.82,0:05:26.47,Default,,0000,0000,0000,,waa inuu ka werweraa waxa ka dhaca wax ka baxsan xuduudiisa. Dialogue: 0,0:05:26.47,0:05:28.81,Default,,0000,0000,0000,,Waxaa sido kale is bedelaysa cuntooyinka. Dialogue: 0,0:05:28.81,0:05:32.87,Default,,0000,0000,0000,,Korodhka dhaqan-dhaqaale ee sare Dialogue: 0,0:05:32.87,0:05:35.06,Default,,0000,0000,0000,,wuxuu sidoo kale bedelay dadka cunadooda. Dialogue: 0,0:05:35.06,0:05:38.06,Default,,0000,0000,0000,,Waxay bilaabeen inay cunaan hilib badan iyo wax la mida. Dialogue: 0,0:05:38.06,0:05:40.41,Default,,0000,0000,0000,,Dhanka kale, waxaa yaraaday wax soo saarkii Dialogue: 0,0:05:40.41,0:05:43.11,Default,,0000,0000,0000,,sababtu waa cimilida is bedelaysa iyo waxyaabo kale. Dialogue: 0,0:05:43.11,0:05:48.27,Default,,0000,0000,0000,,Markaa qofbaa runtii xaqiiqsaday marka dhibku dhacayo. Dialogue: 0,0:05:48.27,0:05:52.09,Default,,0000,0000,0000,,Tani waa xaalada Qadar, waa inta aan garanayn'e. Dialogue: 0,0:05:52.09,0:05:55.44,Default,,0000,0000,0000,,Waxaan haysanaa kaydh biyood oo laba cisho oo qudha ah. Dialogue: 0,0:05:55.44,0:05:57.72,Default,,0000,0000,0000,,Waxaan soo dhoofsanaa 90 boqolkiiba cuntadayada, Dialogue: 0,0:05:57.72,0:06:01.42,Default,,0000,0000,0000,,waxaanna beeranaynaa in ka yar 1 boqolkiiba dhulkayaga. Dialogue: 0,0:06:01.42,0:06:03.87,Default,,0000,0000,0000,,Tirada yar ee beeralayda aan leenahay Dialogue: 0,0:06:03.87,0:06:07.41,Default,,0000,0000,0000,,waa laga saaray beerahay falan jireen Dialogue: 0,0:06:07.41,0:06:12.96,Default,,0000,0000,0000,,sababtuna waa siyaasada dhaqaalaha furan iyo imaatinka la tartamayaal waawayn iyo wax la mida. Dialogue: 0,0:06:12.96,0:06:16.21,Default,,0000,0000,0000,,Markaa sidoo kale waxaan wajahaynay khatar. Dialogue: 0,0:06:16.21,0:06:23.39,Default,,0000,0000,0000,,Khatarahayni waxay si toosa u saamaynaysaa waaritaanka dalkan iyo sii socoshadiisa. Dialogue: 0,0:06:23.39,0:06:25.91,Default,,0000,0000,0000,,Suaashu waxay tahay, ma jiraa xal? Dialogue: 0,0:06:25.91,0:06:28.09,Default,,0000,0000,0000,,Ma jiraa xal waara? Dialogue: 0,0:06:28.09,0:06:30.07,Default,,0000,0000,0000,,Haa dhabtii wuu jiraa. Dialogue: 0,0:06:30.07,0:06:34.11,Default,,0000,0000,0000,,Islaydhkan wuxuu koobsaday kumanaan farqadood oo qoraalo farsamo ah Dialogue: 0,0:06:34.11,0:06:36.79,Default,,0000,0000,0000,,oo aanu ka shaqaynaynay labadii sano ee la soo dhaafay. Dialogue: 0,0:06:36.79,0:06:38.22,Default,,0000,0000,0000,,Aan ku bilowno biyaha. Dialogue: 0,0:06:38.22,0:06:41.99,Default,,0000,0000,0000,,Si wanaagsan ayaan u garanaynaa -- horaan idiin tusay -- inaan u baahanahay tamartan. Dialogue: 0,0:06:41.99,0:06:45.09,Default,,0000,0000,0000,,Hadaba hadaan u baahanahay tamar, tamar noocee ah? Dialogue: 0,0:06:45.09,0:06:47.39,Default,,0000,0000,0000,,Tamar dhamaankarta? tamarka dhulka ku hoos jirta? Dialogue: 0,0:06:47.39,0:06:49.78,Default,,0000,0000,0000,,Mise wax kale ayaan isticmaalnaa? Dialogue: 0,0:06:49.78,0:06:53.12,Default,,0000,0000,0000,,Miyaynu haysnaa nooc kale oo tamara oo faaido leh oon ku bedelano? Dialogue: 0,0:06:53.12,0:06:57.26,Default,,0000,0000,0000,,Waxaan qiyaasi in intiina badani aad iminka xaqiiqsateen inaan haysano: 300 cisho oo cadceeda. Dialogue: 0,0:06:57.26,0:07:02.59,Default,,0000,0000,0000,,Markaa waxaan isticmaali karnaa tamarta dib loo cusboonaysiiyo si aan ugu soo saarno biyaha aan u baahanahay. Dialogue: 0,0:07:02.59,0:07:07.99,Default,,0000,0000,0000,,Waxaanan dhabtii samaynaynaa sistam soo saara 1,800 megawat oo tamarta cadceeda ah Dialogue: 0,0:07:07.99,0:07:10.60,Default,,0000,0000,0000,,si aan u soo saarno 3.5 milyan kuyuubik mitir oo biyo ah. Dialogue: 0,0:07:10.60,0:07:12.62,Default,,0000,0000,0000,,Taasina waa biyo badan Dialogue: 0,0:07:12.62,0:07:14.89,Default,,0000,0000,0000,,Biyahaasi waxay gaadhi doonaan beeralayda, Dialogue: 0,0:07:14.89,0:07:17.13,Default,,0000,0000,0000,,beeralayduna waxay awoodi inay ku waraabsadaan dalagooda, Dialogue: 0,0:07:17.13,0:07:21.26,Default,,0000,0000,0000,,waxay awoodi doonan inay bulshada u soo saaraan cunto. Dialogue: 0,0:07:21.26,0:07:23.37,Default,,0000,0000,0000,,Hadaba si loo joogteeyo udubkan taagan -- Dialogue: 0,0:07:23.37,0:07:26.70,Default,,0000,0000,0000,,maxaa yeelay kuwan waa mashaariic, kuwan waa hababkii aan u gudbin lahayn Dialogue: 0,0:07:26.70,0:07:29.34,Default,,0000,0000,0000,,waxaan markaa u baahanahay inaan samayno udub jiifa: Dialogue: 0,0:07:29.34,0:07:34.66,Default,,0000,0000,0000,,sistam waara, waxbarasho tayadeed sarayso, cilmi baadhis iyo horumar, Dialogue: 0,0:07:34.66,0:07:39.72,Default,,0000,0000,0000,,warshado, teknolojiyad soo saara teknolojiyadii dabikhi lahayd iyo ugu danbayntii suuqyo ganacsi. Dialogue: 0,0:07:39.72,0:07:45.85,Default,,0000,0000,0000,,Hadaba maxaa isku xidha, waxa isku xidha waa sharciyada, siyaasadaha, xeerarka sharciyadeed Dialogue: 0,0:07:45.85,0:07:48.08,Default,,0000,0000,0000,,La'aantoodna waxba ma qaban karno. Dialogue: 0,0:07:48.08,0:07:49.64,Default,,0000,0000,0000,,Taasi markaa waa waxaan qorshaynayno inaan qabano. Dialogue: 0,0:07:49.64,0:07:53.17,Default,,0000,0000,0000,,Labo sano gudahood waxaan ku rajo waynahay inaan qabano qorshahan. Dialogue: 0,0:07:53.17,0:07:55.14,Default,,0000,0000,0000,,and u qaadno inaan qabyo tirno. Dialogue: 0,0:07:55.14,0:08:01.84,Default,,0000,0000,0000,,Hadafkayagu waa inaan noqono magaalada kunka sano, sida magaalooyinka kale ee kunka sano jira; Dialogue: 0,0:08:01.84,0:08:08.97,Default,,0000,0000,0000,,Istanbuul, Rooma, Landhan, Baariis, Dimishiq, Qaahira. Dialogue: 0,0:08:08.97,0:08:13.06,Default,,0000,0000,0000,,Lixdan jir qudhaa ayaan nahay, laakiin waxaan doonaynaa inaan noolaano abid Dialogue: 0,0:08:13.06,0:08:17.63,Default,,0000,0000,0000,,ahaano magaalo, ku noolaano nabad. Dialogue: 0,0:08:17.63,0:08:19.57,Default,,0000,0000,0000,,Aad ayaad u mahadsantihiin. Dialogue: 0,0:08:19.57,0:08:23.65,Default,,0000,0000,0000,,(sacab)