1 00:00:00,628 --> 00:00:03,544 Asalaama calaykum 2 00:00:03,544 --> 00:00:05,230 Kusoo dhawaada Dooxa 3 00:00:05,230 --> 00:00:08,632 Waxaan ka masuul ahay sidii dalkan isugu filaan lahaa cunto ahaan. 4 00:00:08,632 --> 00:00:10,683 Taas waa shaqadayda labada sano ee soo socda, 5 00:00:10,683 --> 00:00:13,099 inaan sameeyo qorshe dhamaystiran, 6 00:00:13,099 --> 00:00:16,632 oon dhamaystirno dabcan tobanka sano soo socda -- 7 00:00:16,632 --> 00:00:18,652 dabcan, aniga iyo dad kaleba. 8 00:00:18,652 --> 00:00:23,299 Laakiin ugu horayn, waxaan u baahanahay inaan idiin sheego qiso, waa qisadayda, 9 00:00:23,299 --> 00:00:27,167 waa qiso ku saabsan dalkan aad maanta dhaamntiin joogtaan. 10 00:00:27,167 --> 00:00:30,717 dabcan, intiina badani sadex wakhti ayaad maanta wax cunteen, 11 00:00:30,717 --> 00:00:35,250 run ahaantiina waad wadi doontaan munaasibadan ka dib. 12 00:00:35,250 --> 00:00:39,683 Hadanba aan wadee, Qadar siday ahayd 1940kii? 13 00:00:39,683 --> 00:00:43,883 Waxaa ku noolaa 11,000 oo qof halkn. 14 00:00:43,883 --> 00:00:50,899 May jirin biyo. May jirin tamar, saliid, gawaadhi, waxaas ma jirin. 15 00:00:50,899 --> 00:00:52,294 Dadka badi ku noolaa halkan 16 00:00:52,294 --> 00:00:54,766 waxay ku noolaayeen xeebaha si ay u kaluumaystaan 17 00:00:54,766 --> 00:01:00,716 ama waxay ahaayeen reer guuraa hadba saxara u guurguura si ay biyo u helaan. 18 00:01:00,716 --> 00:01:04,118 Waxba kama jirin quruxda aad maanta aragtaan. 19 00:01:04,118 --> 00:01:09,266 Magaalooyinka aad maanta aragtaan ma jirin sida Dooxa, Dubay ama Abu Dubay ama Kuwayd ama Riyaad. 20 00:01:09,266 --> 00:01:11,883 Maaha in la samayn kari waayey magaalooyin. 21 00:01:11,883 --> 00:01:13,982 Muu jirin khayraadkii lagu samayn lahaa. 22 00:01:13,982 --> 00:01:16,815 Sidaad arkaysaan cimriga dadku wuu gaabnaa 23 00:01:16,815 --> 00:01:18,717 Dadka intooda badan waxay ku dhiman jireen 50. 24 00:01:18,717 --> 00:01:22,516 Hadaba aan u wareegno mawduuca labaad: wakhtigii saliid. 25 00:01:22,516 --> 00:01:25,733 1939 kii, waa xiligii ay heleen saliida. 26 00:01:25,733 --> 00:01:30,533 Laakii nasiib daro, runtii qaab ganacsi looma soo saarin 27 00:01:30,533 --> 00:01:32,983 ilaa intii laga gaadhayey dagaalkii labaad ee adduunka. 28 00:01:32,983 --> 00:01:35,117 Maxay qabatay saliidu? 29 00:01:35,117 --> 00:01:38,417 Waxay bedeshay muuqaalka wadankan, sidaad maanta aragtaan ama makhraatiga ka tihiinba. 30 00:01:38,417 --> 00:01:42,149 Waxay ka dhigtay dadkii u guurguuri jiray saxara -- 31 00:01:42,149 --> 00:01:45,433 ee raadinayey biyaha, raadinayey cuntada, 32 00:01:45,433 --> 00:01:49,536 iskuna dayayay inay xanaaneeyaan xoolohooda -- inay degaan magaalooyin. 33 00:01:49,536 --> 00:01:51,500 Waa laga yaabaa inaad la yaabtaan tan, 34 00:01:51,500 --> 00:01:55,349 laakiin qoyskaygu waa kala lahjad 35 00:01:55,349 --> 00:01:59,349 Hooyaday waxay ku hadashaa lahjad ka duwan tan aabahay, 36 00:01:59,349 --> 00:02:04,383 waxaanu nahay dad gaadhaya ilaa 300,000 dalkan. 37 00:02:04,383 --> 00:02:07,917 Waxaa jira shan ilaa lix lahjadood dalkan iminkadan aan hadlayo. 38 00:02:07,917 --> 00:02:11,733 Qaar baa dhaha "sidee hada? Siday ku dhici kartaa tani?" 39 00:02:11,733 --> 00:02:13,516 Sababtu waxay ahayd inaan kala filiqsanayn. 40 00:02:13,516 --> 00:02:18,668 Kumaan noolaan karayn inaan isu nimaadno. 41 00:02:18,668 --> 00:02:22,479 Markii khayraadka la helay, ha noqoto saliidee, 42 00:02:22,479 --> 00:02:25,533 waxaan bilownay dhisida teknoolajiyadaa layaabka leh 43 00:02:25,533 --> 00:02:29,183 waanuna isu keenay dadkii sababtoo ah waxaan u baahanay inaan isu nimaadno. 44 00:02:29,183 --> 00:02:31,567 Dadkii markaa way is barteen. 45 00:02:31,567 --> 00:02:35,516 waxayna ogaadeen inay jirto faraq u dhaxeeya lahjadaha. 46 00:02:35,516 --> 00:02:38,451 Taasi waa mawduucii labaad: xiligii saliida. 47 00:02:38,451 --> 00:02:40,566 Aan eegno maanta. 48 00:02:40,566 --> 00:02:45,292 Dhismayaashan dhaadheer waa waxaad dhabtii ku taqaanaan Dooxa. 49 00:02:45,292 --> 00:02:46,683 Hadaba tirada dadku maanta waa intee? 50 00:02:46,683 --> 00:02:48,933 Waa hal milyan oo qof. 51 00:02:48,933 --> 00:02:51,632 Intaasi waa in ka yar lixdan sano. 52 00:02:51,632 --> 00:02:57,534 Koboca dhaqaaluhu waa ilaa 15 boqolkiiba shantii sano ee la soo dhaafay. 53 00:02:57,534 --> 00:03:00,367 Cimriga dadku waxay gaadhay 78 sano 54 00:03:00,367 --> 00:03:05,176 Isticmaalka biyuhu waxay kordheen 430 litir. 55 00:03:05,176 --> 00:03:08,583 Tani waxay ka mid tahay kuwa ugu badan adduunka. 56 00:03:08,583 --> 00:03:10,750 Iyadoo sideedaba la haysan wax biyo ah 57 00:03:10,750 --> 00:03:16,234 lana gaadhay isticmaalka ugu badan biya, mid ka badan dal kasta 58 00:03:16,234 --> 00:03:20,000 Ma garanayo inay tahani falcelis u ahayd biyo la'aantii. 59 00:03:20,000 --> 00:03:26,200 Balse maxay xiiso leedahay waxaan idhi? 60 00:03:26,200 --> 00:03:29,383 Qaybta xiisaha lihi waa inaan korayno 61 00:03:29,383 --> 00:03:35,983 15 boqolkiiba sanad kasta shantii sano ee la soo dhaafay biyo la'aan. 62 00:03:35,983 --> 00:03:40,933 Iminka waa taariikhi. weligeed hore ugama dhicin taariikhda. 63 00:03:40,933 --> 00:03:44,866 Magaalooyinka waxaa gebi ahaanba baabiyey waa biyo la'aanta. 64 00:03:44,866 --> 00:03:47,382 Tan waa taariikh gobolkani sameeyey. 65 00:03:47,382 --> 00:03:49,299 Maaha qudha magaaloyinkaan dhisayno, 66 00:03:49,299 --> 00:03:54,452 laakiin magaalooyinka lagu hamiyo dadkuna rabaan inay noqdaan saynisyahano, dhakhtaro. 67 00:03:54,452 --> 00:03:57,601 Dhisaan guryo qurux badan, keenaan farshaxanyahano, sameeyaan gurigayga. 68 00:03:57,601 --> 00:04:03,800 Dadkani waxay ku fekereen meel lagu noolaan karo iyadoon ahayn markaas. 69 00:04:03,800 --> 00:04:05,769 Dabcan, iyadoo la isticmaalayo teknolojiyada. 70 00:04:05,769 --> 00:04:12,283 Hadaba Baraasiil waxay heshaa 1,782 milimitir oo biyaha roobka sanadkii. 71 00:04:12,283 --> 00:04:15,134 Qadarna 74, hadana sidaas ayaan u koraynaa [15 boqolkiiba] 72 00:04:15,134 --> 00:04:17,150 Suaashu waa sidee. 73 00:04:17,150 --> 00:04:20,416 Sideen ugu badbaadnay taas? 74 00:04:20,416 --> 00:04:22,500 Si kastay ahaatoba biyo ma haysano 75 00:04:22,500 --> 00:04:28,799 Iyadoo fudud sababtu waa mishiinka baaxada wayn aan ugu yeedhno biyo sifeeyaha 76 00:04:28,799 --> 00:04:32,967 Tamartu waa furaha isbelka. wax kasta way bedeshay. 77 00:04:32,967 --> 00:04:37,466 Waa shayga aan ka soo saarno dhulka, u guno xajmi badan, 78 00:04:37,466 --> 00:04:40,466 runtii intiina badan waad isticmaasheed iyada imaatinkiini Dooxa. 79 00:04:40,466 --> 00:04:43,367 Markaa taasi waa haradayada, hadaad arki karaysaan. 80 00:04:43,367 --> 00:04:45,216 Taasi waa webigayaga. 81 00:04:45,216 --> 00:04:50,558 Taasi waa sidaad dhamaantin u isticmaashaan uguna raaxaysataan biyaha. 82 00:04:50,558 --> 00:04:57,184 Tani waa teknoolojiyada ugu wanaagsan ee dalkan yeelan karo abid: biyo-sifaynta. 83 00:04:57,184 --> 00:04:59,452 Hadaba khatartu maxay tahay? 84 00:04:59,452 --> 00:05:01,002 Aad miyaad u werwertaan? 85 00:05:01,002 --> 00:05:04,918 Waxaan odhan karaa, hadaad eegtaan xaqiiqda dunida, 86 00:05:04,918 --> 00:05:07,509 waxaad rumaysan doontaan, dabcan inaan werwero. 87 00:05:07,509 --> 00:05:10,018 Waxaa jira dalab kordhaya, bulsho koraysa. 88 00:05:10,018 --> 00:05:13,267 Dhawr bilood ka hor 7 billlion ayaynu noqonay. 89 00:05:13,267 --> 00:05:16,759 Sidoo kalena tiradaasi cunto ayay u baahantay. 90 00:05:16,759 --> 00:05:19,967 Saadashuna waxay sheegi in 2050ka dadku noqonayo 9 billion. 91 00:05:19,967 --> 00:05:22,823 Markaa wadan aan biyo lahayn 92 00:05:22,823 --> 00:05:26,474 waa inuu ka werweraa waxa ka dhaca wax ka baxsan xuduudiisa. 93 00:05:26,474 --> 00:05:28,806 Waxaa sido kale is bedelaysa cuntooyinka. 94 00:05:28,806 --> 00:05:32,872 Korodhka dhaqan-dhaqaale ee sare 95 00:05:32,872 --> 00:05:35,055 wuxuu sidoo kale bedelay dadka cunadooda. 96 00:05:35,055 --> 00:05:38,055 Waxay bilaabeen inay cunaan hilib badan iyo wax la mida. 97 00:05:38,055 --> 00:05:40,408 Dhanka kale, waxaa yaraaday wax soo saarkii 98 00:05:40,408 --> 00:05:43,106 sababtu waa cimilida is bedelaysa iyo waxyaabo kale. 99 00:05:43,106 --> 00:05:48,274 Markaa qofbaa runtii xaqiiqsaday marka dhibku dhacayo. 100 00:05:48,274 --> 00:05:52,089 Tani waa xaalada Qadar, waa inta aan garanayn'e. 101 00:05:52,089 --> 00:05:55,439 Waxaan haysanaa kaydh biyood oo laba cisho oo qudha ah. 102 00:05:55,439 --> 00:05:57,723 Waxaan soo dhoofsanaa 90 boqolkiiba cuntadayada, 103 00:05:57,723 --> 00:06:01,423 waxaanna beeranaynaa in ka yar 1 boqolkiiba dhulkayaga. 104 00:06:01,423 --> 00:06:03,872 Tirada yar ee beeralayda aan leenahay 105 00:06:03,872 --> 00:06:07,406 waa laga saaray beerahay falan jireen 106 00:06:07,406 --> 00:06:12,955 sababtuna waa siyaasada dhaqaalaha furan iyo imaatinka la tartamayaal waawayn iyo wax la mida. 107 00:06:12,955 --> 00:06:16,206 Markaa sidoo kale waxaan wajahaynay khatar. 108 00:06:16,206 --> 00:06:23,389 Khatarahayni waxay si toosa u saamaynaysaa waaritaanka dalkan iyo sii socoshadiisa. 109 00:06:23,389 --> 00:06:25,907 Suaashu waxay tahay, ma jiraa xal? 110 00:06:25,907 --> 00:06:28,089 Ma jiraa xal waara? 111 00:06:28,089 --> 00:06:30,073 Haa dhabtii wuu jiraa. 112 00:06:30,073 --> 00:06:34,106 Islaydhkan wuxuu koobsaday kumanaan farqadood oo qoraalo farsamo ah 113 00:06:34,106 --> 00:06:36,790 oo aanu ka shaqaynaynay labadii sano ee la soo dhaafay. 114 00:06:36,790 --> 00:06:38,222 Aan ku bilowno biyaha. 115 00:06:38,222 --> 00:06:41,991 Si wanaagsan ayaan u garanaynaa -- horaan idiin tusay -- inaan u baahanahay tamartan. 116 00:06:41,991 --> 00:06:45,089 Hadaba hadaan u baahanahay tamar, tamar noocee ah? 117 00:06:45,089 --> 00:06:47,388 Tamar dhamaankarta? tamarka dhulka ku hoos jirta? 118 00:06:47,388 --> 00:06:49,783 Mise wax kale ayaan isticmaalnaa? 119 00:06:49,783 --> 00:06:53,122 Miyaynu haysnaa nooc kale oo tamara oo faaido leh oon ku bedelano? 120 00:06:53,122 --> 00:06:57,256 Waxaan qiyaasi in intiina badani aad iminka xaqiiqsateen inaan haysano: 300 cisho oo cadceeda. 121 00:06:57,256 --> 00:07:02,588 Markaa waxaan isticmaali karnaa tamarta dib loo cusboonaysiiyo si aan ugu soo saarno biyaha aan u baahanahay. 122 00:07:02,588 --> 00:07:07,989 Waxaanan dhabtii samaynaynaa sistam soo saara 1,800 megawat oo tamarta cadceeda ah 123 00:07:07,989 --> 00:07:10,598 si aan u soo saarno 3.5 milyan kuyuubik mitir oo biyo ah. 124 00:07:10,598 --> 00:07:12,622 Taasina waa biyo badan 125 00:07:12,622 --> 00:07:14,890 Biyahaasi waxay gaadhi doonaan beeralayda, 126 00:07:14,890 --> 00:07:17,127 beeralayduna waxay awoodi inay ku waraabsadaan dalagooda, 127 00:07:17,127 --> 00:07:21,257 waxay awoodi doonan inay bulshada u soo saaraan cunto. 128 00:07:21,257 --> 00:07:23,374 Hadaba si loo joogteeyo udubkan taagan -- 129 00:07:23,374 --> 00:07:26,705 maxaa yeelay kuwan waa mashaariic, kuwan waa hababkii aan u gudbin lahayn 130 00:07:26,705 --> 00:07:29,339 waxaan markaa u baahanahay inaan samayno udub jiifa: 131 00:07:29,339 --> 00:07:34,657 sistam waara, waxbarasho tayadeed sarayso, cilmi baadhis iyo horumar, 132 00:07:34,657 --> 00:07:39,719 warshado, teknolojiyad soo saara teknolojiyadii dabikhi lahayd iyo ugu danbayntii suuqyo ganacsi. 133 00:07:39,719 --> 00:07:45,852 Hadaba maxaa isku xidha, waxa isku xidha waa sharciyada, siyaasadaha, xeerarka sharciyadeed 134 00:07:45,852 --> 00:07:48,085 La'aantoodna waxba ma qaban karno. 135 00:07:48,085 --> 00:07:49,637 Taasi markaa waa waxaan qorshaynayno inaan qabano. 136 00:07:49,637 --> 00:07:53,168 Labo sano gudahood waxaan ku rajo waynahay inaan qabano qorshahan. 137 00:07:53,168 --> 00:07:55,135 and u qaadno inaan qabyo tirno. 138 00:07:55,135 --> 00:08:01,835 Hadafkayagu waa inaan noqono magaalada kunka sano, sida magaalooyinka kale ee kunka sano jira; 139 00:08:01,835 --> 00:08:08,970 Istanbuul, Rooma, Landhan, Baariis, Dimishiq, Qaahira. 140 00:08:08,970 --> 00:08:13,065 Lixdan jir qudhaa ayaan nahay, laakiin waxaan doonaynaa inaan noolaano abid 141 00:08:13,065 --> 00:08:17,626 ahaano magaalo, ku noolaano nabad. 142 00:08:17,626 --> 00:08:19,571 Aad ayaad u mahadsantihiin. 143 00:08:19,571 --> 00:08:23,650 (sacab)